Nyköping

Nyköping waxeey ku taala xeebta agteeda, dhinaca koonfurta hal saac ee jirtaa Stockholm. Uu dhawnaanshaha ayadoo la adeegsanaayo goobta dulimaadada Stockholm Skavsta, jasiiradooyinka yaryar iyo baadiyaha-dhaqameed ee sörmland waxeey ka dhigaayaan goob deegaan oo soo jiidasho leh.

Soo bandhigid

Deegaan

Markii la iska dhaafo Nyköpingshem, waxaa sido kale jiro shirkada guriyaha ee HSB, Peab, Rikshem iyo Kungshem.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Af carabi, af finish, af soomaali, af iswiidish, af thayland iyo af tigrinya.

Jaaliyado iyo ururu

Inta waxaa ku yaalo ururka soomaalida ee Nyköping, ururka Somaliland, ururka Thaylandiga ee Nyköping iyo Oxelösund, ururka finish ee Nyköping, Iswiidhiska-Finaland ee Nyköping/Oxelösund, Ururka samafalka Afar, Ururka Boosniyaanka ee Behar, xarunta-dhaqanka Islaamiga.

Maxaa ka ag dhaw

Xafiiska-adeega bulshada ee degmada waxuu ku yaala xaafadaha Brankärr iyo Arnö. Waxaa jiro jiheeye-bulshadeed oo ku hadlo af soomaali iyo af carabi. La shaqeeyo xarunta-reerka oo leh dugsi xanaaned furan oo ku yaalo xaafadahaan. Sido kale waxaa jiro xarunta caafimaadka hooyoyinka iyo caruurta, xafiiska-shaqada, xafiiska adeega bulshada, booliska iyo adeega badbaadinta iyo kuwo kale oo ka howl galo hal shabakad oo shaqadeed. Dukaamo badan oo gacan labaad ayaa ka jiro meesha.

Dalyeelka carruurta

Nyköping waxeey lee dahay dugsi xanaaneed badan oo sii fiican ku bandhigan bogga degmada.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Ka fiirso bogga Degmada.

Furadaha waxbarasho

Ka fiirso bogga Degmada.

Caafimaadka

Ka fiirso bogga Maamulka gobalka.

Caawinaad turjubaan

Degmada iyo maamulka gobolka waxeey heshiis la lee yihiin Semantix Språkservice.

Xiriirka gaadiidka

Ka fiirso Gaadiidka-Gobolka ee Sörmland.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibo weeyn markii la iska dhaafo degmada Nyköping iyo maamulka caafimaadka ee Sörmland, waxaa jiro oo weeyn Schneider Electric Sverige AB, Stockholm Skavsta Flygplats AB, Studsvik AB, Eberspächer Exhaust Technology Sweden iyo ABB AB Cewe-Control.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 16

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Nyköping

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

53 165

Cabirla dhulka

1 554,26 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Stockholm 104 km

Linköping 104 km

Norrköping 66 km

Bogga internetka degmada ​​

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri