Östersund

Gudaha Östersund nolasha waa ka raxeeysanaa sanadka oo dhan. Lakin xilliga jiilaalka dad badan aa uu arka in uu yahay waqtiga sanadka ugu fiican. Halkan waxa laga helaa in badan caawinaayo tayda nololeed, iyo in la fiicnaado. Magaada xoogaay ee weeyn tahay, waxeeyna lee dahay jawi nolol leh iyo soo jidasho leh. Masafaduyeenka uu jirto shaqada, iskoolka, iyo adeega, sido kalena meelaha lagu raaxeeysto iyo howlaha xiliga firaaqad, waa masaafad dhaw. Taaso oo keeneeyso fursad lagu helo hab-nololeed leh waqti dheeraad ah si runt loo noolaado. Taasi waxaa ku dartaa habenada jilaalka oo iftin leh iyo xagaaga sax ah oo baraf badan wato.

Soo bandhigid

​​​​Gågata i Östersund​​​​​

Deegaan

Gudaha Östersund waxaa ku yaalo guriyo iyo shirkado nuuc badan oo kala duwan. In kale oo ku saabsan guriyada iyo shirkadaha kala duwan bogga degmada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Gudaha Östersund waxaa ku yaala dad loqaduyen kala duwan ku hadla waxana uu ween carabi, somali, af tigrinya, af thayland, af faarisi, af swaaxili, af ingriis, af faransiis, af isbaanish, afka waqooyiga-kurdiga, afka shiinaha iyo afka burma.

Jaaliyado iyo ururu

Östersund waxeey qani ka tahay howlo urureed oo leh ku dhawaad 500 oo urur, nuucyo kala duwan sidii ururada-isboortiga, ururada-howlaha dibada, ururada soo galooytiga, ururada–dhaqanka, hey'addaha samafalka, ururada howlgabka iyo kuwo kale. Waxaa jiro ururo diimeed oo kala duwan, kaniisado iyo hal masaajid. Bogga degmada waxaad ka dhex raadin kartaa ururada diiwaangalsan.

Rådhus-och-segelbåt.jpg

Maxaa ka ag dhaw

Gudaha Östersund waxaa ka heli inta badana waxa aad uu baahnaa kartid. Xafiiska shaqada, Qasnada caymeska, xafiiska canshuuraha, adeega isdhexgalka, maktabada, xafiska buulshada, dukamo badan ee bartamaha magaalada iyo carwo ku taalo magalada banankeda. Haddii la raboo adeeg dukaamo-gacan-labaad, kuwa badan oo soo bandhigaan ayaa jiro.

Storsjöyran

Dalyeelka carruurta

Xanaanada-caruuraha waxeey ku taala degmada ayadoo leh dugsi xanaaneed, xanaaada guri reereed, goobta xilliga fiiraqada, howl xanaano oo furan iyo xanaanada furan. In kale oo ku saabsan howlahaan ka akhrisan bogga degmada.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Östersund waxaa ku yaalo 26 dugsi hoose ee degmayada maamusho iyo dugsiyo kale oo gaar ah (baraayfat) lehna barnaamijyo iyo astaamo kala duwan, tusaale ahaan, isboorti, howlaha farshaxanka, waldorf iyo wax la mid ah. Degmada dugsiyadeeda sare ee kala duwan waxeey ka tirsan yihiin Dugsi sare ee Jämtland, waxaana jiro sadax dugsi sare oo gaar ah. Sido kale waxaa jiro dugsi sare ee degmadeed iyo gaar ah oo ah mid dhaqaameed oo loogu tala galay qofka jecel in uu barto qalabka-heesaha, jilaynimada masraxa riwaayadaha iyo howlo kale oo ku saabsan abuurid. Boggaan waxaad ka heleeysaa isku-xidh iyo warbixinta kale oo ku saabsan dugsiyada gudaha Östersund.

Furadaha waxbarasho

Dadka waa weeyn fursado waxbarasho oo badan ee ku lee yihiin Östersund. Xarunta waxbarashada waxeey lee dahay mas'uuliyada oo la soo koobay, oo loogu tala galay waxbarashada dadka waa weeyn ee Östersund. Östersund waxaa ka jiro qeeybo kala duwan oo soo bandhigo waxbarashada-dadka waa weeyn. Sido kale Jamacada Mitt intee ku taalaa, Östersund in yar oo ka baxsan waxaa ku yaalo dugsi dadka waa weeyn ee Birka. In kale oo ku saabsan akhriso boggagaan:

Xarunta-waxbarashada

Jamacada Mitt

Dugsi sare ee Birka

Caafimaadka

Östersund waxeey lee dahay ruggag caafimaad oo badan, rugta caafimaadka ee hooyooyinka, rugta caafimaadka ee caruurta, dhakhtarka ilkaha. Hal isbaatal oo dowladeed ayaa jiro iyo kuwa kale oo gaar ah. In kale oo badan oo ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo bukaanka bogga maamulka gobolka Jämtland.

Caawinaad turjubaan

Haddii uu baahan tahay turjumaan markii aad xariir lala lee dahay hey'addaha, xafiisyada degmada, daryeelka caafimaadka waa laguu qabanaa.

Xiriirka gaadiidka

Östersund waxaad uu raaci karta, kana soo raaci kartaa bas, tareen iyo diyaarad. Gaadiid baseed ee degmada lee dahay oo sii fiican uu dhisan ayaa jiro. Sido kale Östersund waxeey ku dadaleeysaa in ee lahaato jid-socod iyo jid-baaskiil.

Shaqo iyo ganacsi

Östersund waxaa ka jirto howlo-firfircooneed, jawi-shirkadeed iyo kalsooni-mustaqbaleed, degmadana maalgalin badan ee galisaa hormarinta suuqa shirkadaha. Shirkadaha ku yaalo degmada waa kala duwanyiihiin; laga bilaabaa washada-sameeynta ilaa shirkadaha cilmiga, adeega iyo dalxiiska.

Xafiiska degmada ee shirkadeeynta waxuu kuugu caawinkaraa shirkad-gaar-uu-waadida. In kale oo ku saabsan shaqo iyo jawiga-shirkadaha ka akhriso bogga degmada.

Sido kale waxaa booqan kartaa Xafiiska-shaqada ee Östersund ama ka dalban kartaa shaqo bogooda internetka.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Distriktschef till Norra Jämtland Enhetschef, offentlig förvaltning
Familjebehandlare Familjebehandlare
Modersmålspedagoger / Lärare Modersmålslärare/Modersmålspedagog
Psykiatrisjuksköterska sökes till Östersund! Sjuksköterska, psykiatrisk vård
Student för meriterande extrajobb , utveckling av WWW - tjänster. Webbansvarig/Webbstrateg
Medarbetare till Trafikavdelningen i Östersund Trafikplanerare, transportföretag
Modersmålspedagog / Lärare Rumänska Modersmålslärare/Modersmålspedagog
Modersmålspedagog / lärare modersmål Finska Modersmålslärare/Modersmålspedagog
Platschef till Östersund Vägingenjör
Ingenjörer inom järnväg till Tyréns! Järnvägsingenjör
Ingenjörer inom järnväg till Tyréns! Järnvägsingenjör
Matintresserad säljare extrajobb Svenstavik / Sveg Butiksdemonstratör
Matintresserad säljare extrajobb Östersund Butiksdemonstratör
Medicinsk sekreterare till hc Frösön Läkarsekreterare/Vårdadmin/Medicinsk sekreterare
Två Barnmorskor välkomnas till HC Zätagränd! Barnmorska, öppen vård/mödravård
Iris Hadar söker specialpedagog till Östersund Specialpedagog
Specialpedagog till Kommunala habiliteringsteamet LSS Specialpedagog
Sektionsledare Stiftelsen Jamtli Personalansvarig
Personlig assistent till tjej på Frösön! Personlig assistent
Universitetsadjunkt i omvårdnad , vikariat 6 månader Universitets- och högskoleadjunkt

Bogga 1 ee ka mid ah 20

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Östersund

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

60 000

Cabirla dhulka

2 517 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Sundsvall 18 mil

Trondheim 26 mil

Stockholm 56 mil

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri