Oxelösund

Degmada Oxelösund oo dadka degan eey la egyihin 11 500 waxey ku taallaa xeebta badda Östersjön, waxeyna Stockholm uu jirta hal sac. Jewiga badda waxuu ku siinayaa fursado aad ugu wanaagsan in lagu dabaasho, in lagu wado doomaha shiraaca iyo waliba doomaha usha lagu wad. Oxelösund waa degmo waxyaabaha kala duwan oo asaasiga ah eey yaalan. Kusoo dhowoow degmada Oxelösund.

Soo bandhigid

Bild på segelfartyg i Oxelösund

Deegaan

Guryaha ka bannaan degmada iyo dillaallada guryaha iibiya waxaad ka heli kartaa degmada Oxelösund boggeeda internetka.

Jaaliyado iyo ururu

Jaaliyadaha ka jira degmada waxaad ka heli kartaa liiska jaaliyadaha ee degmada.

Maxaa ka ag dhaw

Degmada Oxelösund waxaa ku yaal dukaamo, maktabad, good maaweello, xanaanada carruurta oo furan, rug caafimaad iyo farmashiiye.

Dalyeelka carruurta

Degmada Oxelösund waxaa ku yaal dugsiyada xanaanada oo fara badan. Ka akhri warbixin dheeraada degmada boggeeda internetka.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Oxelösund waxeey heshiis dhinaca waxbarashada heerka dugsiga sare la leedahay magaalada Nyköping oo eey ku yaallaan dugsiyo sare oo nuuc walba leh.

Ka akhri warbixin dheeraada oo ku saabsan dugsiyada hoosedhee ee degmada Oxelösund.

Furadaha waxbarasho

Campus waa magaca eey wada wadaagaan dugsiyada waxbarasho ee dadka waaweyn ee degmada Oxelösund. Warbixin dheeraada oo ku saabsan waxyaabaha kala duwan ee laga baran karo Campus ka akhriso degmada Oxelösund boggeeda internetka.

Caafimaadka

Rug caafimaad iyo meesha emerjensiga waxaad ka heli kartaa maamulka gobolka Sörmland ee caafimaadka.

Caawinaad turjubaan

Degmada waxeey xiriir la leedahay Språkservice marka eey dadka u baahanyihiin turjubaan.

Xiriirka gaadiidka

Warbixin ku saabsan waxyaabaha gaadiidka degmada Oxelösund waxaad ka heli kartaa Länstrafiken Sörmland.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo bixiyayaasha ugu weyn ee degmada waxeey kala yihiin SSAB, shaqaalaha degmada Oxelösund iyo dekadda Oxelösund oo iyadana dad badan shaqaaleeysiisa.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Personliga assistenter till sommarvikariat åt man i Oxelösund Personlig assistent
Medicinsk sekreterare till primärvården Läkarsekreterare/Vårdadmin/Medicinsk sekreterare
Städare Städare/Lokalvårdare
Business Controller Controller
Undersköterska till Hemtjänsten Undersköterska, hemtjänst och äldreboende
Sommarjobb som personlig assistent Personlig assistent
Lean Coach Verksamhetsarkitekt
Servicetekniker - tunga fordon Fordonstekniker/Bilmekaniker/Personbilsmekaniker
Grovsvetsare Svetsare, manuell
Lärare till D - skolan , Åk 1 - 6 Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Fritidspedagog / Barnskötare till Peterslundsskolan Lärare i fritidshem/Fritidspedagog
Idrottslärare till D - skolan Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Förskollärare till Dalgångens förskola Lärare i förskola/Förskollärare
Förskollärare / barnskötare med undersköterskekompetens till Stenviks förskol Lärare i förskola/Förskollärare
Omvårdnadsansvarig sjuksköterska samt sjuksköterska för nattjänstgöring Sjuksköterska, grundutbildad
Kommunrehab söker två Sjukgymnaster / Fysioterapeuter Fysioterapeut/Sjukgymnast
D - skolan söker Studiehandledare Urdu Modersmålslärare/Modersmålspedagog
TAKLÄGGARE / TÄTSKIKTSMONTÖR SÖKES I NYKÖPING Tak- och tätskiktsmontör
PLÅTSLAGARE SÖKES I NYKÖPING Byggnadsplåtslagare
Driftekniker Drifttekniker, förbränningsstation

Bogga 1 ee ka mid ah 20

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Oxelösund

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

11 500

Cabirla dhulka

35 km2 

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Nyköpings kommun 13 km

Norrköping 54 km

Stockholm 113 km

Bogga internetka degmada ​

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri