Sävsjö

Degmada Sävsjö waxeey taajir ka tahay soo bandhigaadeega, jawi shirkadeed oo wax soo saarid cusub leh iyo bey’ad dabiicad qurxoon leh. Sävsjö waa degmad yar oo ku taalo bartamaha Småland.

Soo bandhigid

Sävsjö kommun

Deegaan

In loo guuri Sävsjö waa sahlan tahay. Degmada Sävsjö waxaa ku yaalo deegaamda nuuc kasto. Shirkada guriyaasha ee degmada waa hal ka mid ah dhowr shirkad-guri oo ku yaalo degmada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Degmada Sävsjö waxaa dagan dad ku hadlo luuqado badan oo kala duwan oo iswiidhishka dheerad uu eh, tusaale ahaan luuqada degmada looga hadlo waa af carabi, af dari, af soomali, af tigrinya, afka thayland, afka holland, af ingriis iyo af ruush.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Sävskö waxeey lee dahay dhowr uruo, diiwaanka-ururada waxaa ku jiro 153 ururo. Tusaale ahaan waa ururka-sameeynta, ururkada isboortiga iyo ururo kaniisado ee kala duwan.

Maxaa ka ag dhaw

Degmada Sävsjö waxeey lee dahay bartame jawi nololeed leh. Xaafada dhisan ee Sävsjö waxeey lee dahay sadax dukaamood ee raashin, dukaamo yaryar, matkabad, xafiiska shaqada. Waxaa jiro laba dukaan oo gacan labaad: Erikshjälpen iyo Röda korset.
Degmada Sävsjö waxeey ku taala gobolka Jönköping. Degmada waxeey ku jirta xilli ee si xoog leh uu weeynanooyso. Dhulal soo jiidasho leh oo bada laga arki karo waxeey keeneeyaan in qooysyada ee saf ugu jiraan si ee uu gataan dhul, kana dhistaan guriga ee doonaayaan.

Dalxiisleeyda waxeey degmada Sävsjö caan ugu tahay kaniisadaheda gaarka ah ”Njudungskyrkorna” oo la dhisay qarnigii-1100. Sido kale Sävsjö waxaa ka tagay 1600 Jonas Bronck oo la yimid fikrada asaaaska xaafada Bronx ee ku taalo New York, taasi ee degmada kor uu soo qaado. Gudaha Sävsjö inte badana waxeey ku saabsan tahay yaraan. Waa sahlan tahay in la tago agagaarka dabiicada ayadoo laga helo in sa gaar ah oo degan loo joogo ama ayadoo dadka kale lala socdo.

Dalyeelka carruurta

Degmada Sävsjö waxeey lee dahay xanaano furan iyo dhowr dugsiyaalo xanaano oo kale. Degmada hadafkeedu waxuu yahay ”in caruurta dhamaantood uu abuurta habka dhulka ugu fiican ee ku koraan oo ku hormaraan”.

Skolböcker

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Sävsjö waxeey lee dahay dugsiyaalo hoose oo badan iyo hal dugsi sare. Dugsi sare waxuu ku yaala Sävsjö qeeybaheeda dhisan, dugsiyada xanaanda iyo dugsiyada hoose waxeeyna ku yaaliin degmada oo dhan. Degmada Sävsjl waxaa ku yaalo hal dugsi oo madaxbanaan (0-9) iyo dugsi xanaano oo madaxbanaan. Waxaa jiro guriyaal xili firaaqo oo degmada lee dahay iyo hal guri xilli firaaqo uu kala wado urur.

Ardayda guriga uga hadlo luuqad aan iswiidhish aheeyn waxeey heli karaan waxbarasho afkooda hooyo. Waxbarshadaas waxeey ardayda ku caawineeysaa in uu hormariyo luuqadiisa iyo in dheeraad ah ka barto dhaqankiisa gaarka ah.

Furadaha waxbarasho

Degmada Sävsjö waxaa ka jiro fursado fiican oo waxbarasho lagu dhigto markii laa weey yahay. Degmada waxeey uu dhaxeeysaa Växsjö iyo Jönköping halkaasi ee Jaamacado ku yaalin.

Sido kale degmada Sävsjl waxaa ka howl galo ururo waxbarasho ee kala duwan. Waxbarashada iswiidhishka loogu tala galay ajnabiga iyo waxbarashada dadka waa weeyn waxaa lagu qabtaa xarunta-waxbarashada Aleholm.

Sido kale degmada Sävsjö waxeey ku jirtaa ”Högskolan Höglandet” oo soo bandhigo waxbarasho ka danbeeyso xilliga dugsi sare ee baahida loo qabo.

Caafimaadka

Sävsjö waxaa ku taalo rug caafimaad. Sido kale halkaan waxaa ku heleeysaa daryeelka caafimaadka ururka iyo daryeelka caafimaadka caruurta iyo daryeelka ilkaha. Isbitaalka ugu dhow iyo qaabilaada degdeg waxeey ku yaaliin Eksjö.

Caawinaad turjubaan

Degmada Sävsjö waxeey lee yihiin turjumaan markii loo arki aan laga kaaftoomi karin ama loo baahan yahay.

Xiriirka gaadiidka

Waa sahlan tahay in isgaarsiinta guud loo soo raaco iyo laga raaco Sävsjö.

Fiiri SJ jama Jönköpings länstrafik (JLT) si aad uga aragto jadwalka-socodka.

Shaqo iyo ganacsi

Asaaska nolal fiican waxaa uu ah jawi shirkadeed oo soo saar cusub leh, si fiicana uu shaqeeynaayo. Shirkad la’aan iyo ganacsadayaal fikrado wato la’antooda Sävsjö waxeey noqoneeysaa mid iska siman. Taasi waa mid bartanka uu ah barwaaqadeena. Sidaas darteed ayee degmada Sävsjö si firfircoon uu la shaqeeysaa qeeybo kale si jawi shirkadeed oo xoog leh hadana leh fikrado iyo ganacsi ku harmaro kuna karo loo helo. Haddii aad heeysato fikrad fiican degmada waxeey ku soo bandhigeeysa tageerad iyo caawinaada si aad uu hirgalisid mustaqbalkaada ganacasi.

Säjvsjö waxeey lee dahay shirkado badan oo ku jiheeysan warshada-geedaha, warshada faaradda iyo dhisid-guri. Sido kale warshada sameeynta iyo birta waa shaqo dhiibayaal muhiim ah.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Kurator till Hofgårdsskolan och Stockaryds skola Kurator
Socialsekreterare till individ och familjeomsorgen Socialsekreterare
Sävsjö kommun söker timvikarier till Bemannningsenheten Undersköterska, hemtjänst och äldreboende
Köksbiträde till Hägneskolan i Sävsjö Bespisningsbiträde/Skolmåltidsbiträde
Sävsjö kommun söker specialpedagog till Hägneskolan Specialpedagog
Sävsjö kommun söker lågstadielärare till Hägneskolan Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Sävsjö kommun söker lärare på mellanstadiet till Hägneskolan Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Kock till Södergårdens äldreboende i Sävsjö kommun Kock, storhushåll
Sävsjö kommun söker semestervikarier till förskola Lärare i förskola/Förskollärare
Sommarjobb på Skruf i Sävsjö Maskinoperatör, tobaksindustri
CNC - Operatör svarv CNC-operatör/FMS-operatör
Lönekonsult / systemförvaltare Löneadministratör
Verkstadsvan medarbetare Maskinoperatör, mekanisk verkstad
Fritidspedagog , Rörviks skola Lärare i fritidshem/Fritidspedagog
Grundskollärare till Vallsjöskolan i Sävsjö kommun Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Sävsjö kommun söker lärare i fritidshem till Vallsjöskolan Lärare i fritidshem/Fritidspedagog
Förskollärare sökes till förskoleklass på Vallsjöskolan i Sävsjö kommun Lärare i förskola/Förskollärare
Sommarvik. Brevbärare , Sävsjö Brevbärare
Vårdadministratör Läkarsekreterare/Vårdadmin/Medicinsk sekreterare
Kock till Göransgårdens äldreboende i Vrigstad Kock, storhushåll

Bogga 1 ee ka mid ah 9

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Sävsjö

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

10 953

Cabirla dhulka

729 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Stockholm 352 km

Göteborg 224 km

Jönköping 70 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri