Gobol iyo degmooyin

Halkan waxaad ka aqrisan kartaa gobolada iyo degmooyinka Iswiidhan. Gobolada iyo degmooyinka warbixinno yar oo ku saabsan oo xiiso leh oo loogu tala galay dadka ku cusub wadanka iswiidhen.

Waxaa jira darafyo kala duwan oo aad ka heleysid warbixinno ku saabsan gobollo iyo degmooyin, liis eey ku qoronyihiin shaqooyinka ka bannaan gobolka iyo degmada aad xiiseyneysid iyo khariidad oo ku tusineysa adeegyada guud ee ku yaal meela udhow degmada ama gobolka. Khariidada waxeey ku tusineysaa shirkadaha guryaha, shaqooyinka bannaan, jaaliyadaha iyo ururyada, iskoollada iyo goobaha caafimaadka.

Guji liiska internetka e hoos ku yaal si aad u daawatid dad degay degmo yar kana warramaya dareenkooda ku aadisan arrintaas.

Filin ku saabsan in la dego degmo yar.

Haddii aad tahay shaqaale dowladeed waxaad warbixin ku saabsan degmada ka akhrin kartaa halkaan.

Meesha waxa lagu qoro markaad macluumaad ka raadineysid internetka waxaad ka raadin kartaa warbixin ku saabsan degmada ama gobolka aad xiiseyneysid. Waxaad ku qori kartaa qeyb kamid ah degmada ama gobolka aad raadineysid, intertetka ayaa markaas ra’yiyo kala duwan ku siinaya, markaasna waxaad gujineysaa degmada aad rabtid inaad wax ka ogaatid.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri