Töreboda

Degmada Töreboda waxeey ku taal nawaaxiga Göta kanal, waxeeyna u dhaxeeysaa labada balli oo waaweyn ee Vänern iyo Vättern. Degmadu waxeey leedahay jaaliyado iyo dhaqdhaqaaq ganacsi oo firfircoon. Waxeey leedahay gaadiidyo safar oo wanaagsan, isuguna jira basas iyo tareenno.

Soo bandhigid

Töreboda kommunhus

Deegaan

Degmada waxeey leedahay shirkado badan oo guryaha laga kireysan karo, liis dheer ayeey ku yaallaan. Shirkad dowladeedka degmada ku taal waxaa la dhahaa Törebodabostäder. Liis eey ku yaallaan shirkadaha guryaha waxaad ka heli kartaa degmada boggeeda internetka ah.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Luqadaha looga hadlo degmada waa iiraani, carabi, af-soomaali iyo tigree.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Töreboda waxeey leedahay jaaliyado badan oo wanaagsan sida kuwa hiddaha iyo dhaqanka, isboortiska iyo kuwa dabiicada. Warbixin dheeraada oo ku saabsan jaaliyadaha iyo sida loola xiriiro waxaad ka heli kartaa degmada Töreboda boggeeda internetka ah.

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Töreboda waxaa ku yaal dukaamo, maktabad, makhaayado, caféer, jirjimicsi iyo farmashiiye. Waxaa kaloo Töreboda ku yaal xafiiska bulshada u qaabilsan arrimaha qoyska iyo qofka,  Warbixin dheeraada oo ku saabsan sida loola xiriiro waxaad ka heli kartaa degmada boggeeda internetka ah.

Töreboda Torghandel i Töreboda

Dalyeelka carruurta

Degmada Töreboda waxeey leedahay dugsiyada xanaanada caruurta da'doodu jirto 1-5 sano. Warbixin dheeraada oo ku saabsan iskoollada oo dhan iyo sida loola xiriiro ka akhriso degmada boggeeda internetka ah.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Töreboda waxeey leedahay dugsiyada hoosedhexe iyo sare. Waxeey kaloo degmada leedahay dugsiga sare ee beeraha ee Sötåsen. Warbixin dheeraada oo ku saabsan dugsiyada hoosedhexe iyo sare waxaad ka heli kartaa degmada Töreboda boggeeda internetka ah.

Furadaha waxbarasho

Degmada Töreboda waxaa ku yaal xarumaha waxbarashada dadka waaweyn. Warbixin dheeraada waxaad ka heli kartaa degmada boggeeda internetka ah.

Caafimaadka

Degmada Töreboda waxaa ku yaal rug caafimaad iyo rugta daryeelka ilkaha.

Caawinaad turjubaan

Degmada Töreboda waxeey turjubaan kaaga dalbeysaa xafiiska adeegga turjubaannimo ee Väst.

Xiriirka gaadiidka

Isgaarsiinta xagga gaadiidka ee degmada aad ayuu u fiicanyahay. Warbixin ku saabsan safarrada iyo qiimahooda waxaad ka heli kartaa Västtrafik iyo SJ.

Shaqo iyo ganacsi

Dhaqaalaha Töreboda wuu fiicanyahay. Shirkado badan oo dhinaca wax soosaarka ah ayaa ka jira degmada. Isla degmada Töreboda ayaa ah shaqo bixiye weeyn, gaar ahaan dhinacyada iskoollada iyo caafimaadka.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Cleano Production söker Underhållstekniker Underhållsmekaniker
Töreboda kommun erbjuder en spännande & utvecklande socialsekreterartjänst Socialsekreterare
Töreboda kommun erbjuder en spännande & utvecklande tjänst inom kostenheten Kock, storhushåll
Säkerhetsrådgivare / - säljare med garantilön sökes till Töreboda Hemförsäljare
Behandlingsassistent / Natt / Timvikarie Ungdomshemmet Hajstorp Behandlingsassistent/Socialpedagog
Hermanders AB Töreboda söker medarbetare inom trycksvarvning och pressning Trycksvarvare
Hermanders AB i Töreboda söker Verktygsmakare Verktygsmakare
Undersköterska till LSS - boende Sötåsens naturbruksgymnasium Undersköterska, hemtjänst och äldreboende
Ekonom Redovisningsekonom
Kvinnliga personliga assistenter söker i Moholm. Personlig assistent
Vi erbjuder en spännande och utvecklande tjänst som redovisningsansvarig! Redovisningsekonom
Idrottsintresserad säljare sökes till Viasat Hemförsäljare
Töreboda kommun söker leg förskollärare Lärare i förskola/Förskollärare
Lärare förskoleklass , Älgarås skola Lärare i förskoleklass
Franchisetagare sökes till Pressbyrån , Töreboda Butiksansvarig
Sjuksköterskor till KAVA och MAVA Sjuksköterska, medicin och kirurgi
Vill du vara med och dela vår framgång? Eventsäljare/Eventförsäljare
Psykiatrisjuksköterska / Sjuksköterska Sjuksköterska, psykiatrisk vård
Vi söker engagerade Tändsticksmaskinsoperatörer Maskinoperatör, sprängämnen och pyroteknik
Företagssköterska Företagssjuksköterska/Företagssköterska

Bogga 1 ee ka mid ah 31

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Töreboda

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

9 000

Cabirla dhulka

589,5 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Mariestad 18 km

Skövde 42 km

Örebro 100 km

Göteborg 190 km

Stockholm 296 km

​Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri