Tranås

Ku soo dhawaw Tranås – Waa laguu baahan yahay! Tranås oo ah degmo Småland waxeey ka mid tahay magalooyinka yaryar ee iswiidhan oo ruuntii korto, qorsheeyneeysana in ee sii korto. Hadafkeenu waxuu yahay in ahaano 20 000 oo qof sanadka 2025. Waxeey degmadu ku taala meelaha Iswiidhan xiisaha leh oo weeynaanayo uuna dhow Linköping iyo Jönköping. Halkaan waxaa lagu soo bandhiga tayo nololeed oo sareeyso, jawi shirkadeed oo xoog leh iyo dabiicada bada uu dhow oo ku taalo magaalo ganacsiga caado uu leh. Uu dhawaanaanshaha shaqada, xanaanda caruurta, waxbarashada, xiisaha xilliga firaaqada iyo baashalka Tranås waxuu keenaa in waqti badan ku sii hore oo aad isticmaali kartid waxa adiga muhiim kuu ah.

Soo bandhigid

Deegaan

Kireeysasho, iibsasho, dhisid – Tranås hab badan oo degaan lagu doorta ayaa jiro. Waxaan lee nahay dhowr badan oo milkaayaale guri oo leh guriyaal la kireeyo iyo kuwo la iibiyo. Lambarka telefoonka ee milkiyaasheena-guriyada iyo boggag dalaalka gudaha waxaad ka heleeysaa bogga degmada.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Af carabi iyo dari ayaa ah koox-luqadeedka ugu weeyn laakin halkaana waa looga hadlaa af soomali, afka holland, afka roomaania iyo in kale.

Jaaliyado iyo ururu

Tranås waxeey lee dahay soo bandhig badan marka ee ku saabsan tahay ururo. Degmada diiwaankeeda-urureed ayaad ka heleeysa liis leh warbixin ku saabsan ururo iyo dadka la xariiri karo.

Qaar ka mid ah ururada waa:

  • Ururka Dhaqanka Libaneeyska/Suuriyaanka
  • Ururka Afgaanka
  • Ururka Afrikaanka ee Tranås
  • Ururka Soomaalida
  • Ururka Boosniyaanka

Maxaa ka ag dhaw

Xafiiska-dalxiiska iyo xafiiska adeega Tranås Direkt waxeey ku wada yaalin hal goob oo ku taalo Storgatan 22 ee bartamaha. Halkaan dadka degmada soo booqdo iyo kuwa daganba dhamaantood waxeey ka helayaan adeeg xirfadeed iyo caawimaanad ku saabsan su’aalo kala duwan. Tranås waxaa joogo toobaraha-muwaadinka oo caawin karo qofka goor dhow uu soo guuray degmada. Toobaraha-muwaadinka waxaa si toos ah loogala xariraa Tranås Direkt.

Storgatan ee ku yaalo Tranås waa goob iibsi oo la jecelyahay ayadoo ee keentay taasi dukaamada, dukaamada waa weeyn, biibito raaxo leh iyo maqaayadaha. Sido kale Storgatan waxaa ku taalo maktabadeena-magaalo. Bogga degmada ka akhriso in dheerad oo ku saabsan waxyaalaha aad ka dhex sameeyn karto kana dhex arki karto Tranås.

Dalyeelka carruurta

Xanaanada furan waa goob kulan oo loogu tala galay dadka waa weeyn ee leh caruurta uu dhaxeeyo 0-6 sano oo lagu wada soo dhaweeynaayo. Xiliyada ee furanyihiin ee hada taagan iyo barnaamiyada waxeey ku jiraan bogga degmada. Degmada Tranås waxaa ku yaalo dugsiyaalo xanaano oo badan. Warbixin iyo warbixinta-xariirka dugsiyada xanaanda dhamaantod waxaad ka heleysaa bogga degmada Tranås.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Tranås waxeey lee dahay dugsiyaalo hoose oo badan. Bogga degmada waxaad ka heleeysaa warbixin ku saabsan iskuulada iyo warbixin-xariirka iskuul kasto. Dugsi sare ee Holaved waa dugsiga sare ee Tranås. Booqo boggooda si aad uu hesho warbixin dheeraad ah oo ku saabsan iskuulka iyo waxbarashadiisa.

Furadaha waxbarasho

Xarunta-waxbarshada Västra Vux waxaa lagu soo dhaweeynaa dhamaan inta dhaaftay 20 sano si ee wax ugu bartaan ama raadshaan jiheeyn-waxbarasho oo laga raadinaayo waxbarashada dadka waa weeyn ee degmadeed. Ku soo dhawaaw in aad la soo xariiro jiheeynta-waxbarshada Västra Vux si aad uu hesho warbixin ku saabsan fursadaado-waxbarasho.

Dugsiga dadka waa weeyn ee Sommenbygden waxuu ku yaala bartamaha Tranås, waxuuna 10 daqiiqo uu jiraa xarunta-safarka Tranås. In dheer aad oo ku saabsan ka akhriso.

TUC Sweden waa shirkad gaar ah oo soo bandhigto waxbarasho sare ee xirfadeed iyo koorsooyin uu haboon shirkado oo lagu qabanaayo bey’ad waxbarasho oo qurxoon, lehna goob shireed iyo biibito. Dugsiga waxbarashada sare ee xirfada TUC waxuu ka mid yahay isku daberidaha ugu weeyn gobolka ee dhanka waxbarashada sare ee xirfadooyinka. Iskuulka waxuu ku yaala bartamaha Tranås, waxaana si sahlan ugu taga kartaa lug, baskiil, bas, tareen ama gaari. Masaafad-safareed oo ka baxsan Tranås waxaa ku taalo Jaamacada Linköping iyo Jaamacada Jönköping.

Caafimaadka

Rugta caafimaadka Tranås waxeey ka kooban tahay qaabilaad dhakhtareed ee degmadeed, qaabilaad kalkaaliso degmadeed, qeeybta baxnaaneeynta iyo sheeybar iyo qeybta raajada ee ku xiran qaabilaadyada. Rugta caafimadka wadashaqeeyn hormarsan la lee dahay isbitaalka Höglands ee Eksjö iyo degmada Tranås.

Läkarhuset i Tranås AB waa rug caafimaad oo sii buuxa uu qalabeeysan kuna taalo Tranås. Daryeel guud oo daweeyn ma ahane waxaa lagaa caawin kartaa cadeeyn, baaritaan caafimaad iyo talaalo.

Xarunta reerka Tranås waa goob-kulan oo loogu tala galay caruurta, da’ yarta iyo dadka waa weeyn. Halkaan waxaa isla wada shaqeeyo degmada iyo maamulka gobolka caafimaadka ayadoo ee ula jeedadu tahay in caafimaadka la soo hormariyo iyo hormarka. Xarunta reerka waxaa laga helaa daryeelka caafimadka caruurta, daryeelka caafimaadka dumarka, qaabilada dhalinyarada, hoowlaha reerka, qeeybta caafimaadka ardayga ee Smedjan, xanaanad furan iyo talo bixinta reerka.

Caawinaad turjubaan

Markii xariir lala yeelanaayo hey’addaha waxaa jirto fursad lagu helo caawinaad-turjumaan.

Xiriirka gaadiidka

Tranås waxaa si sahlan ugu tagi kartaa Jönköping iyo Nässjö adigoo raacaayo gaadiidka-gobolka Jönköping. Gaadiidka-Östgöta adigoo raacaayo waxaad kiu tagi kartaa Mjölby, Linköping iyo boosteejooyinka uu dhaxeey. Goobta-duulimaadka ugu dhow waa Linköping City Airport.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibayaasha waa weeyn ee Trånas waa Degmada Tranås, Montico, Bosch Thermoteknik, Pastejköket, EGF, Materia, Euroform, Carpenter iyo in kale.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Driven mättekniker Mättekniker, metallprodukter
Lokalvårdare Städare/Lokalvårdare
Speciallärare i matematik till Junkaremålsskolan åk 7 - 9 Speciallärare
Lärare i svenska och engelska till Junkaremålsskolan åk 7 - 9 Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Lärare till mellanstadiet på Hubbarpsskolan F - 6 Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Bli franchisetagare vid Pressbyrån , Tranås Järnvägsstation Butiksansvarig
Lärare i svenska till Ängarydsskolan åk 7 - 9 Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Kundansvarig redovisningskonsult till LRF Konsult i Tranås Redovisningskonsult
Modersmålslärare och studiehandledare i bosniska Modersmålslärare/Modersmålspedagog
Specialistsjuksköterska Sjuksköterska, psykiatrisk vård
STRATEGISK PLANERARE TILL STRÖMSHOLMEN AB Arbetsledare, maskintillv.-verkstadsprodukter
Väderstads svetsare , truckförare och montörer bidrar till världsrekord! Montör, metallprodukter
Säkerhetsrådgivare / - säljare med garantilön sökes till Tranås Hemförsäljare
Handläggare till Barn - och utbildningsförvaltningen Skolassistent
Innesäljare och Mötesbokare i JKPG med 17 000 : - i garantilön + Provision Innesäljare
Biträdande rektor till Junkaremålsskolan Biträdande rektor
Väderstad AB söker montörer , truckförare , robot - och svetspersonal Montör, metallprodukter
Behandlingspedagog , 100% Behandlingsassistent/Socialpedagog
Behandlingspedagog , timvikariat Behandlingsassistent/Socialpedagog
Undersköterska till Ågränden , tillsvidareanställning Undersköterska, hemtjänst och äldreboende

Bogga 1 ee ka mid ah 4

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Tranås

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

18 400

Cabirla dhulka

437,74 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Jönköping 75 km

Linköping 75 km

Stockholm 270 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri