Tranemo

Ku soo dhawow Tranemo, magaca waxaa ku qarsoon tuuloyin iyo magaalooyin yaryar oo wanaagsan, dad kala duwan. Cimilo aad u wanaagsan o deggan ayey leedahay iyo tariikh aad qaali u ah. Waxaana gobolku uu leeyahay aayo dambe oo iftiin badan, rabitaan shaqo, xuquux baniaadan iyo ilaalin cimilada ah. Taasi waxay ka muuqataana jaaliyadaha gobolka. Waxaad heleysa jaaliyado xiiso walba daboolaya.

Soo bandhigid

​​​​​Deegaan

Shirkada ugu weyn ee guryaha waa mid eey dowladdu leedahay magaceeduna yahay Tranemobostäder, waxay leeyihiin guryo gaaraya 800 oo ku kala yaala 13 meelood oo ka mid ah degmada. Degmada Tranemo waxaa kale oo jiro shirkado madaxbanaan.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Luqadaha ugu waaweyn waa carabi, soomali, romani iyo albani.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Tranemo waxay leedahay jaaliyado qaabilsan dhinaca isboortiga, dhaqanka, bulshada iwm. Kaniisada Svenska Kyrkan iyo isbaheysiyo masiixi ah waxay degmada ku leeyihin meherado. Jaaliyado jinsiyado iyo diimo kala duwan leh waxay ku yaalan Borås.

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha degmada waxaa ku yaala xafiiska degmada, dukaamo isbooorti ah, dukaamo dhar, saldhig iwm. Limmared, Länhem iyo Dalstorp waxay iyagu leeyihiin dukaamo cunto. Dukaamo gacan labaad oo iibiya allabta guriga waa Byggstenen Tranemo iyo Återbruk Limmared.

Dalyeelka carruurta

Dugsiyada Xanaanada caruurta ee dawlladu leedahay waxay ku yaallaan Tranemo, Limmared, Länghem, Dalstorp, Nittorp, Grimsås, Sjötofta, Ambjörnarp iyo Uddebo. Xanaanada caruurta oo kuwa gaarka loo leeyahay ahna waxay ku yaalaan Limmared, länghem, Månstad iyo Mossebo. Wixii faahfaahin ah ka akhriso xanaanada caruurta ee  ku yaala degmada Tranemo.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsiyada waxbarasho ee ku yaal Tranemo waa kuwo dowladeed. Tranemo, Limmared, Länghem, Dalstorp, Grimsås, Sjötofta och Ambjörnarp waxaa ku yaala skoolo loogu talagalay ciyaalka yar yar. Fasalada 7-9 waxaa laga heleyaa Tranemo. Skool sare waxuu ku yaala Tranemo. Wixii ka faahfaahsan ka akhriso skoolka hoose- dehexe iyo skool sare ee Tranemo.

Furadaha waxbarasho

Degmada Tranemo waxaa ku yaal dugsiyadaha waxbarasho ee dadka waaweyn sida Sfi iyo Särvux. Waxeey kaloo degmada wada shaqeyn dhinaca waxbarashada la leedahay degmooyinka dariska la ah oo eey si wada jir ah u maal galiyaan waxbarashada dadka waaweyn. Warbixin dheeraada ka akhriso komvux.

Caafimaadka

Rugta caafimaadka, rugta caafimaadka hooyooyinka, rugta caafimaadka caruurta waxaad ka heleysa Tranamo. Kalkaalisada caafimaadka ee degmada waxaad ka heleysa Tranemo, Limmared, Länghem och Dalstorp. Tranemo waxaa ka heleeyaa Daryeelka ilkaha ee dadweeynaha iyo  mid gaar ah ah Tandvärkstan.

Caawinaad turjubaan

Wixii xidhiidh oo dhinaca xafiisyada dowladada ah waxaa diyaar kuu ah caawimaad turjumaaneed.

Xiriirka gaadiidka

Västtrafik oo ah shirkada leh gaadiidyada safarka waxay gaadiidyadoodu maraan dhowr meelood oo degmada ah. Waxaa kaloo jira tareen taga tuulada Limmared.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada Tranemo, Nexans oo ku taal Grimsås, Ardagh Glass oo ku taal Limmared iyo sherkado badan ayaa degmada nawaaxigeeda ku yaala.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
Arkivarie Arkivassistent
Till våra kunder inom fordonsindustrin söker vi nu fler montörer! Montör, metallprodukter
Vi söker nu 4 stycken betongarbetare! Betongarbetare
OnePartnerGroup söker svetsare! Robotsvetsare
Webbansvarig / Projektledare Webbansvarig/Webbstrateg
Vaktmästare Fastighetsskötare/Fastighetsarbetare
Svetsare Svetsare, manuell
Flexibel maskinoperatör Rörbockare
Vi söker robotsvetsare! Robotsvetsare
Vi söker nu en verkstadsarbetare till Tidbecks! Montör, metallprodukter
Se hit om du vill jobba inom industrin i Tranemo! Montör, metallprodukter
Produktionstekniker med inriktning på svets Produktionsingenjör, maskin
Studie - och yrkesvägledare Studie- och yrkesvägledare
Timanställning Dalstorps rektorsområde Lärare i grundskolan, årskurs 1-3
Stödpedagog / Stödassistent Stödassistent
Specialpedagog Tranängskolan F - 6 RO. Specialpedagog
Ledigt jobb på ABAS Protect i Ambjörnarp Truckförare
Vi söker en laserskärare till vår kund i Dalstorp! Laseroperatör/Laserskärare
Enhetschef skog , park , fordon och transport Enhetschef, offentlig förvaltning
Robotsvetsare sökes Robotsvetsare

Bogga 1 ee ka mid ah 12

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Tranemo

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

11 573

Cabirla dhulka

741 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Borås 40 km

Jönköping 70 km

Göteborg 100 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri