Uppvidinge

Magaca Uppvidinge mecnihiisa waa goobaha-jiqda sare, degmaduna waxeey ku badan baadiyaha jiqda iyo wabiyaasha. Halkaan masaafada uu dhaxeeyso guriyaasha, dadkana dhawaanansho ayaa ka dhaxeeyso. Meel kasto aad degmada dagan tahay waxaa kuu dhow adeeg asalka iyo jawi urureed oo xoog leh oo soo bandhigaayo howlo xilliga firaaqo oo badan.

Soo bandhigid

Välkommen till Uppvidinge kommun

Deegaan

Degmada waxaa ku yaalo guriyaal badan iyo jardiimo ku yaalo dabiica qurxoon. Dadka xaafadaha dagan badankood waxeey dagan yihiin filooyin iyo guriyaal ku yaalo dabaq. Shirkada degmada ee giryaasha AB Uppvidingehus ayaa leh hadana maamusho ku dhawaad 800 oo guri. Sido kale waxaa dhowr guri kireeyaal gaar ah.

Waqtiga hada taagan waa adkaan kartaa in la helo guri la kireeysto. Guriyaasha anfacada-guud waxaa inta badan loo qeeybiyaa dadka ugu baahida weeyn.

Bo i Uppvidinge

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Koox-luqadeedka degmada waxuu ku xiran yahay usoo iyo ka guurida. Dadka ugu badan oo degan meesha waxeey ku hadlaan iswiidhish iyo ingriis. Hada koox-luqadeedka ugu weeyn waa af carabi iyo af soomaali. Kuwaas ma ahane waxaa sii jiro afka dari, afka iraan, af tigrinya, afka ruushka, afka booland, afka hungari iyo af jarmal.

Haddii aad hami uu heeyso in ku toobarato ku hadalka iswiidhishka ku soo dhawaaw biibitada-luuqada ee kaniisada Iswiidhan oo ku taalo Åseda guriyaashe ururada diimadeed.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada Uppvidinge waxeey xooga sareeysaa jawi urureed oo badan iyo caadimaadka-dadka oo fiican. Jawiga ururada gudahood waxaa xooga la sii saara howlaha caruurta iyo dhalinyarta.

Degmada diiwaankeeda-urureed waxaad ka raadin kartaa ururka aad adiga hami uu heeyso. Waxaa jiro ku dhawaad 220 ururo oo kala duwan oo arimaha ee ka hoowl galaan waxa ka mid ah waxbarashada, dhaqanka, heesaha, dabiicada iyo isboortiga-gaadiidka.

Ururka Somaalida waxu ku yaala Åseda, urur carbeedna waxuu ka furmooyaa degmada. Xaafado badan ayaa lagu qabtaa hoowlo kaniisadeed ee kala duwan. Mida Uppvidinge uu gaarka ah waa in ee jiraan ururo isboorti oo badan ee ka xooga saaro caruur iyo dhalinyaro. Ururo isboorti oo badan waxeey xooga sii dheeraad ah uu saaraan jinyeed-duwaanshaha iyo isdhexgalka.

Det finns mycket att göra i Uppvidinge

Maxaa ka ag dhaw

Degmada waxaa ku taalo dhowr maktabado oo hayo buugag badan oo loogu tala galay da’ kasto. Matkabada degmada waxaad ka akhrisan kartaa oo kale wargeeyska-maalmeedka, waxaad ka deeysan kartaa wargeeysyada iyo cajaladaha-buugaaga. Waxaad ka soo kireeysan kartaa filimin, waxaad si bilaash ahna uga raadin kartaa warbixin ku jirto internetka. Si aad maktabada waxu uga amaahato waxaad uu baahan tahay kaarka-amaahsiga oo aad halkaas bilaash uga heleeysid.

Degmada oo dhan waxeey lee dahay goobo kulan oo leh dukaamo gacaan labaad iibiyo. Dukaamada gacan labaadka iibiyo waxaad ka heleeysaa wax kasto laga bilaa dhar iyo maacun ilaa alaab guri oo rakhiis ah. Lions loppmarknad waxuu ku yaala Lenhovda iyo Åseda iyo Älghult waxaad ka heleeysaa Kupan Röda Korset. Åkvarn-Björkhå waxaad ka heleysaa Emmaus.

Xafiiska maamulka bulshada iyo xafiiska shaqada waxeey ku wada yaalaan isla hal sar oo ku taalo Storgatan 29 gudaha Lenhovda.

Lenhovda waxaad ka heleeysaa qeeybta-taabo galinta oo soo dhaweeyso da’ yarta kaligood timaado, dhalinyaro iyo dadka kale oo dalka ku cusub iyo qooysyo. Halkaas waxaa ka shaqeeyo mashruc-wade, labo gacanyare-bulsho iyo hal jiheeye-qaxooti oo carabi ku hadlo. Isbuuc kasto qeeybta-taabo gelinta waxeey joogaan oo kale Alstermo.

Xarunta-reerka ee Åseda waa goob-kulan oo loogu galay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waa weeyn.

Xaafadaha dhisan dhamaantood waxaad ka heleeysa dukaaman cunto, Åseda iyo Lenhovda ayuu ku yaalaa farmashiye.

Dalyeelka carruurta

Degmada Uppvidinge waxaa ku taalo sagaal dugsiyaal xanaano ee degmadeed iyo sadax dugsiyaal xanaano oo gaar ah. Dugsiga xnaanda waa hoowl waxbarho kooxeed oo loogu tala gala ycaruurta uu dahxeeyo 1-5 sano. Dugsiyada xnaanada waxeey sida guud furan yihiin sanadka oo dhan, inta badana maalinta ayadoo uu habeeysan xilliga shaqada waalidka ee ku jirto mudada-safarka ama baahida canuga.

Åseda waxaa kale oo ku yaalo xanaanada furan oo lagu soo dhaweeynaayo dhaamaan qooysyada leh caruur uu dhaxeeyo 0-6 sano. Halkaas waa lagu ciyaari karaa, heesi karaa, lagu baran karaan isla markaan la abuuran karaa xariir iyo shabakad.

Bild från skola i Uppvidinge

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Degmada Uppvidinge waxeey lee dahay shan dugsiyaal hoose iyo hal dugsi sare. Sido kale waxa jiro guri-xilli firaaqo oo ku jiheeysan caruurta iskuulka ee uu dhaxeeyo 6 iyo 13 sano. Bogga degmada ayaad ka akhrisan kartaa in dheeraad ah oo ku saabsan iskuulada iyo guriyada xilliga firaaqada ee kala duwan.

Sido kale Uppvidinge waxeey lee dahay iskuul-dhaqameed oo aad ka baran karit dheelida qalabka heesaha, heli kartidna barashada ciyaaraha, masiwirka iyo tiyaatarka.

Dugsiga sare Uppvidinge waxaad fursad ugu lee dahay in aad waxbarasho gaar isku aad-aad satid, waxaana kala dooran kartaa koorsooyin badan oo kala duwan. Waxbarashada si dhow ayaa loogala shaqeeyaa jawiga shirkadeed, waxaana heeysaneeysaa kombiyutarka gacanta lagu qaadan karo inta aad waxbarshada wadadit. Fursadooyin badan ayaa ku lee dhay in aad ciyaartid isboorti, xataa xilliga iskuulka.

Furadaha waxbarasho

Dugsiga sare Uppvidinge waxuu soo bandhigaa waxbarashada dadka waa weeyn. Waxbarashada dadka waa eeyn waxaa in badan lala dhigtaa ardayda dugsi sare taasi oo keeneeyso in qeeybo badan oo koorsooyin ku jiro dugsiga sare la soo bandhigi karo. Dugsiga sare Uppvidinge waxuu lee yahay oo kala Grundvux oo lagu dhameeystiri karo waxbarashada dugsiga-hoose. Waxbarashada dadka waa weeyn waxuu lagu soo bandhigaa oo kale ayadoo nuuc masafadeed ah oo dhanka barashada daryeelka.

Barshada-iswiidhishka ee loogu tala galay ajnabiga waxeey ka jirtaa Älghult iyo Åse, barashada-bulshada waxaa si isku xigto lagu soo bandhigaa meelo badan ayadoo la fiirinaayo baahida.

Caafimaadka

Lenhovda waxaa flyktinghälsan oo soo daryeel caafimaad iyo bukaan usoo bandhigo qofka magangalyo doonk ah. Boqoashada dhakhtarka iyo daawada waxeey ku saleeysan tahay lacagta magangalayo doonka uu helo.

Uppvidinge waxaad ka heleeysa rugta caafimadka oo ku taalo sadax xaafad oo qaabilo karto qofka heeysto sharci daganaansho. Rugta caadimaadka Lenhovda iyo Åseda waxaa kala wado maamulka gobolka caafimaadka. Åse waxaad ka heleeysaa Specialistläkargruppen, Alstermo waxaa ku taalo xarunta-caafimaadka Falken. Ruggaga caafimaadka dhamaantod waxeey lee yihiin qeeyb caruured.

Degmada waxaa ku taalo qeeyb dhakhtar ilko oo badan. Lenhovda iyo Alstermo waxaad ka heleeysaa daryeelka ilkaha ee dadweeynaha.

Caawinaad turjubaan

Markii aad xariir la yeelaneeyso degmada ama hey’ad dowladeed waxuu qofka aan iswiiidhishka afkiisa hooyo uu san aheeyn, heli karaa turjuman haddii uu arko in aan laga maarmin. Maanta caawinaada-turjumaanka waxaa lagu soo bandhigaa luuqado badan. Turjumaanada waxaa adeegsanaayo xafiiska-turjumaanada, dabcana waxeey lee yihiin sir-xafidid. Caawimaada turjumanka waxaa laga heli karaa oo kale xafiiska shaqada jiheeyaashiisa haddii la lee yahay qorsho-taabo galin, hadana degmada qeeybtaada taabo gelinta waxeey heysataa hal jiheeye-qaxooti oo ku hadlo cari oo fasiraada qofka ka caawin karo.

Ta dig runt i Uppvidinge

Xiriirka gaadiidka

Isgaarsiinta dad weeynaha ee degmada waxaa kala wada gaar ah Länstrafiken Kronoberg, boggodena waxaa ku jirto waxbixin ku saabsan jawdalka-socdalka iyo sicirka-tikitka.

Xaafadaha weeyn ee degmada waxeey isgaarsiin-baseed oo fiican ee lee yihiin dhanka Växjö ku socoto. Växjö marka aad tagto ayaa ka sii aadi kartaa meelaha kale ee Iswiidhan iyo caalamadka adigoo raacaayo tareen iyo duulimaad. Laakin xaafadaha ee degmada ku yaalo waa ka adkaan kartaa isgaarsiinta taasi oo keeneeyso xiliyo-safareed oo dheer.

Shaqo iyo ganacsi

Degmada ee dagan yihiin 9300 oo qof waxeey lee dahay 1100 shirkad taasi oo mecnaheed tahay in qofkii halkiiba sideed oo aad kula kulanto jidka waxuu kala wada shirkad. Waxaa jiro shirkado ka hoowl galo qeeybaha dhamaantood iyo jiheeyn kasto.

Haddii aad uu baahan tahay xariir shirkadeed ama goob-warshadeed la xariir degmada qeeybtaada hormarinta jawiga shirkada. Asaga ayaa ka caawinaayo in aad xariir la yeelato qof sax ah oo ku jiro maamulka degmada, kuuna sii gudbinaayo hey’addaha dowlada ama hey’addaha kale. Haddii aad hami uu heeyso in shirkad furatid waxaad si kala uu jeedsan kartaa Nyföretagscentrum oo xafiis ku leh Åseda ama ALMI oo ku siineeyso talobixin bilaash ah.

In ka mid ah shaqo dhiibayaasha weeyn ee degmada waa Profilgruppen, GEFAB, Elitfönster iyo Degmada Uppvidinge.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Bogga 1 ee ka mid ah 34

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Uppvidinge

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

9 300

​Cabirla dhulka

1 178 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Vetlanda 40 km

Växjö 50 km

Kalmar 97 km

Göteborg 268 km

Malmö 290 km

Stockholm 375 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri