Vänersborg

Degmada Vänerberg waa caasimada gobolka Västra Götaland, waxeeynta ku ag taala afka koonfurred ee Vänern. Dadka dhawaan usoo guuray waxeey ka helaan uu dhawnaanshaha dabiicada iyo biyaha. Vänesberg, heesaha, dhaqanka iyo isboortiga door hore ayaa ka ciyaaraan. Degmada waxeey lee dahay afar xaafado oo dhismo isku dhow leh; Vänersborg iyo Brålanda, Frändefors iyo Vargön. Degmada Vänersborg aragtideeda mustaqbaleed – soo jiidasho iyo waarida dhanka kasto ah, nolasho oo dhan.

Soo bandhigid

Vy över kanalen i Vänersborg

Deegaan

AB Vänersborgsbostäer waa shirkada guriyaasha ee ugu weeyn Vänersborg, waxaana leh degmada Vänersborg. Bogga degmada waxaa ku jiro liis ee ku qoran yihiin guri-kireeyaasha iyo dalaalyaasha.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Koox-luuqadeedka weeyn waa af carabi, af soomaali, af tigrinya iyo af romani.

Jaaliyado iyo ururu

Vänersborg waxeey caan ku tahay in ee tahay degmo leh ururo badan oo kala duwan. Ka raadso diiwaankeena-urureed, kana hel mid adiga kuu haboon.

Maxaa ka ag dhaw

Bartamaha Vänersborg waxaa ku yaalo xafiis adeeg oo ee ku dhexyaaliin Qasnada ceeymiska, Xafiiska canshuuraha iyo hey’adda hawlgabka. Isla sarta waxaa ku yaalo xafiiska shaqada. Qeeybta qaxootiga ee degmada waxeey ku taala qeeybta xanaanda qofka iyo reerka. Vänersborg waxaa ku yaalo dukaamo badan oo gacan labaad iibiyo. Bartamaha waxaa ku yaalo dukaamo cunto, maktabad, farmahiye, banki iyo maqaayado, maqaayada gado bitsada iyo biibito.

Vänersborg

Dalyeelka carruurta

Vänersborg waxaa ku yaalo 27 dugsiyaal xanaano ee degmada le dahay iyo 5 madaxbanaan. Dugsiyada hoose waxeey lee yihiin guriga xilliga firaaqada. Xarunta reerka Sirius waxaa ka mid ah oo ku yaalo xanaanda furan.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

17 dugsiyaal hoose waxeey lee yihiin ku dhawaad 3 500 oo arday. Sido kale waxaa jiro labo dugsiyaal oo madaxbanaan; Iskuulka-Frida iyo Vänersnäs montessori. Ardayda dhagaha la’ ama maqalka-ku yaryahay waxaa uu jiro iskuulka dowlada ee Väners.

Dugsi sare ee Birger Sjöberg waxuu ka mid yahay ururka-aqoonta Väst oo masu’ul ka aha waxbarahada dugsiga sare iyo dadka waa weeyn ee gudaha Vänersborg iyo Trollhättan.

Furadaha waxbarasho

Halkaan waxaa lagu qabtaa barashada-bulshada ee loogu tala dadka dalka ku cusub. Ururka-aqoonta Väst ayaa ka masu’ul ah barashada iswiidhishka ee loogu tala galay ajnabiga. Magaalada dariska ee Trollhättan waxeey ku taala Jaamacada Väst.

Caafimaadka

Waxaa jiro 5 rug caafimaad oo ku taalo degmada Vänersborg. Waxaad dooran kartaa midka aad rabto, in dheeraad ah oo ku saabsan doorashada caafimaadka akhriso. Markasto waxaad wici kartaa 1177 si aad uu hesho talo-caafimaad.

Isbitaalka Näl waxuu ku yaala Trollhättan, waxuuna 10 kilomitir uu jiraa Vänbersborg. Isbitaalka Uddevala waxuu jiraa 30 kilmomitir. Isbitaalada waa wada shaqeeyaan waxeeynta ka tirsan yihiin Daryeelka-bukaanka-NU.

Caawinaad turjubaan

Waxaad xaq uu lee dahay turjumaan markii aad xariir la yeelaneyso hey’addaha kala duwan. Hey’addaha ayaa habeeyaanaayo turjumaan, qarashkiisna dhiibaayo. Turjumaanada waxeey lee yihiin sir xafidid.

Xiriirka gaadiidka

Trollhättan-Vänersborg si toos ah ayaa uga duuli kartaa adigoo ku tagaayo Bromma ee magaalada Stockholm. Jidadka-qaranka 42, 44 iyo jidka yurub 45 ayaa degmada maro. 50 daqiiqo ayaa tareen lagu tagaa Göteborg. Xilliyada baska iyo tareenka waxaad ka heleeysaa Västtrafik.

Shaqo iyo ganacsi

Shaqo dhiibaha ugu weeyn ee madaxabanaan waa VBG Group AB, Tranter iyo Norautron AB. Bogga degmada Vänersborg ayaad ka heleeysaa warbixin dheeraad ah oo ku saabsan shaqo iyo shirkadeeyn.

Shaqooyinka banaan

Halkaan waxad ka arkaysa shaqada ka banaan iminka degmada iyo nawaaxigeeda.

Qor hal eray si aad ugu doorato liiska
Ciwaan shaqoXirfad
SJUKSKÖTERSKA SÖKES FÖR UPPDRAG INOM KRIMINALVÅRDEN Sjuksköterska, grundutbildad
Försäljningsingenjör - Eftermarknad Innesäljare
personlig assistent Personlig assistent
Helg jobb i Vänersborg Personlig assistent
Vänersborgs tingsrätt söker domstolshandläggare Domstolssekreterare
Modersmålslärare Ryska Modersmålslärare i grundskolan
Servitör / Servitris sökes till Vargön Servitör/Servitris
Tjänst inom assistans i vänersborg Personlig assistent
Leg lärare åk 4 - 6 , Frändeskolan Lärare i grundskolan, årskurs 4-6
Erfaren kock Kock, à la carte
Sjuksköterska till Hemsjukvård / Särskilt boende Sjuksköterska, grundutbildad
Grävmaskinförare Grävmaskinförare
Sjuksköterska Rättspsykiatrin Sjuksköterska, grundutbildad
Leg lärare svenska & engelska åk 7 - 9 , Torpaskolan Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Leg lärare Sv / SvA åk 7 - 9 , Dalboskolan Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Leg lärare Engelska åk 7 - 9 , Dalboskolan Lärare i grundskolan, årskurs 7-9
Sjuksköterska till mottagning på kriminalvårdsanstalt Sjuksköterska, grundutbildad
Leg förskollärare , Korsgatans förskola Lärare i förskola/Förskollärare
Inköpare Inköpare
Specialpedagog / speciallärare , Tärnan f - 6 Specialpedagog

Bogga 1 ee ka mid ah 33

Khariidada adeegga bulshada

Waxaa khariidada ka arki kartaa shaqooyinka guud ee degmada. Waxaad isticmaali kartaa meel khariidada kamid ah oo aad ku qori kartid ereyga waxa aad raadineysid, sida ciwaanka guriga aad raadineysid.

Dooro waxii aad rabtid ineey khariidada ku tusto

Waxaa jri kara shaqooyin badan

Ogeeysiisyada shaqada qaarkood kuma qorna ciwaanka meesha shaqada mana laga arki karo khariidada, laakin waxaad ka heli kartaa bogga ”shaqooyinka bannaan”.

Vänersborg

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

37 754

Cabirla dhulka

898 km2

Masaafada u jirta magaalada waaweyn

Göteborg 86 km

Oslo 193 km

Stockholm 405 km

Malmö 352 km

Bogga internetka degmada

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri