Sida qoys loo dhisto iyo sida carruur dalka Iswiidhan loogu korsado

Meeshan waxaa ka akhrisankarta sharciga iswiidhishka oo ku saabsan is qabtida iyo wada noolanshada. Adiga waxa kale inta ka akhrisankarta carruur markaa sugeysid iyo dhalida canuga iyo ceymiska waalidiinta. Cutubkaan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan xaqa carruurta iyo nadaamka dugsiyada, dugsiga xannaanada, dusgiga xilliga firaaqada iyo qeybaha muhiimka ah inaa sharciyada kala duwan aad ka warhaysid.

Masawirqaade: Colourbox

Afar geeska cagaarka ah gudahiisa waxaad gujisaa ciwaannada ku yaaal si aad ugu gudubtid qeebaha kale ee cutubka.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri