Daganaanshaha dalka Iswiidahn

Cutubkaan waxa ka akhrisankarta sida uu yahay nadaamka suuqa shaqada iswiidhan iyo shirkadaha ganacsiga. Juquraafiga Iswiidhan iyo bulshada oo sharaxaad kooban laga bixiyay. Adiga waxaa xitaa inta ka akhrinkarta guryaha iyo guryaha la kireysto, shirkadaha guryaha kireeyo iyo ceymisha guryaha. Inta waxa xitaa lagu soo hadal qaadi waxyaabaha wanaagsan inaa ogtahay markey nolol maalmeed noqoto iyo sida dadka curyaamiinta wadanka ugu noolyihiin Iswiidhan.

Guri weeyn ee reereed
Masawirqaade: Colourbox

Afar geeska cagaarka ah gudahiisa waxaad gujisaa ciwaannada ku yaaal si aad ugu gudubtid qeebaha kale ee cutubka.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri