Maalgeliyeyaasha & iskaashatada

Boggaan wuxuu ka wada dhaxeeyaa Guddiga maamulka gobolada, oo waxa ka heleysa warbixin ku saabsan wadankaan. Guddiga maamulka gobalada baa mas'uul ka ah horumarinta informationsverige.se. Boggan warbixin ku saabsan waxa ka sii akhrisankarta bogga caawinaada Hjälpsidan

Maalgeliye-yaal

Maamulka gobolada wuxuu ilaa 2014 uu heystay mas'uuliyado oo ay dowlada siisay. Informationsverige.se waxey u shaqeeysaa albaabka warbixin ahaan ee haweenka iyo ragga wadanka ku cusub ee la qabsigooda iyo dadka magangalyo doonka ah iwm. Gaar ahaan wuxuu boggaan u noqonaya qalab qofka iyo kuwa ku howlan howl khuseysa dadka wadanka ku cusub ama magangelyo doonka ah.

Maamulka gobolada waxey maalgeliyaan ayaga iyo xafiiska shaqada iyo hey'adda socdaalka boggan.

  

Iskaashatado-yaal​ hore iyo maalgeliyeyaal

Boggaan waxaa la dhisay oo la horumariyey dhowr sano iyo Iskaashatado-yaal​ iyo maalgeliyeyaal ayaa siyaabo kala duwan u taageeray mashruucaan oo suurta geliyey albaabkan.


 
 











 


 









 
Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri