Xiriirka

Haddii aad qabso su'aalo ku saabsn albaabka informatuonsverige.se waxaad ka heleysaa macluumaadka la xiriirka halkaan.

Albaabkan wuxuu u yimid in uu kuu fududeyo adiga ku cusub iswiidhan . Haddaad qabso su'aalo sida ay iswiidhan u shaqeyso ama tusaale ahaan sidii aad u dalban lahed magangelyo waxaa qasab ah inaad weydiiso su'aalaha xafiiska dowlad ee su'aalahaas ka mas'uulka ah.

Yaa ka jawaabi kara su'aalaheyga?

Su'aalaha khuseeya magangelyada, hijrada , ogolaanshaha shaqada, sharciga iyo kuwo badan waxaa su'aalahaas la weydiinayaa hey'adda socdaalka. Iswiidhan waa hey'adda socdaalka dowladda baareysa codsiyada ee ka yimaada dadka raba iney degaan iswiidhan, ama soo booqda, ama raba magangelyo ayagoo ka cararaya dabagal ama raba iney helaan dhalasho iswiidhish ah.

Bogga laga xiriiro hey'adda socdaalka ->

Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan inaad dalbato shaqo, caawinaad la qabsi, iyo kuwa kale waxaad la xiriireysaa xafiiska shaqada.

Bogga xiriirka ee xafiiska shaqada ->

Ma rabtaa inaad wax badan ka ogaato hagidda bulshada ee dadka soo galootiga ee qaxootiga cusub ama luqada iswiidhishka ee qaxootiga waxaad u baahan tahay inaad la xariirto degmadaada.

Ma u baahantahay inaad wax badan ka ogaatid qarashka la qabsiga iyo bixinta waxaad la xariireysaa Qasnada ceymiska.

Bogga xiriirka ee xafiiska shaqada ->

Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan nambarka shaqsiga, caddeynta shaqsiga, ama diiwaan gelinta dadka waxaad la xiriireysaa wakaalada canshuuraha.

Bogga xiriirka ee wakaalada canshuuraha ->

Information om Sverige​

Haddii aad qabto su'aalo ana talo ku saabsan marka ay khuseyso waxa ku qoran bogaga ama haddii aad dareemeyso dhibaato farsamo ee boggaga ah waxaad la xiriireysaa anaga.

Warqad usoo dir warbixin ku saabsan iswiidhan

Waxaan ka jawaabi karnaa keliya mailka ku qoran iswiidhishka ama ingiriisi.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri