Ku saabsan bogga internetka

Meeshan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan booggan internetka siduu u qorsheeysan yahay iyo nidaamkiisa markii laga fiiriyo dhinaca sancadka.

Borograamka akhriya bogga internetka

Booggan markaa soo galeysid waxaa wanagsan inaa isticmaashid borograamka akhriya bogga internetka kuwa casriga ah, oo waa in ey booggan akhrin karaan, tusaale ahaan sida camal kuwi ugu dambeeyay Internet Explorer, Mozilla Firefox, Google Chrome ama Safari. Sidaa dhammaan boogga oo dhan u isticmaalikartid waxaa ubaahantahay xitaa in borograamka JavaScript oo ka hawlgalo borograamka akhriya bogga internetka.

Cabbiraada qoralka iyo sidaa u weeyneyn kartid

Adiga waa badalikarta cabbiraada qoralka oo booggan hadii aad batoonka ey ku qorantahay Ctrl, aad ka heleysid teebka kombiyuutarka, aad riixdid iyo isla markaasna "+" (weeyney) ama "-" (yarey), hadii kale riixdid Ctrl iyo kan gacanta lagu haayo meesha waregsaneyso kore ama hose u wadid.

Borograamada akhriya bogga internetka qarkood weey leeyihiin in ey kuu weyneeyaan cabbiraada qoralka, laakin markaas boosaska kale iyo sawirada cabbiradooda waxbo ma iska badalaayaan, oo ma ahan sida markaa boogga oo dhan ku soo dhawyn.

Khidmada akhriska

Bogaga warbixinta ee iswiidhan waxaa lagu akhrin karaa khidmada kor u akhriska, Talande Webb. Waxaad u baahan tahay inaad ku darto Bogga Hadalka ka calaamad ahaan akhriyaha boggaada, sidaan ayey noqoneysa marka:

1. Guji lifaaqa Talande Webb ee hoose (qeyb cusub ama daaqad cusub ayaa furmeysa).

Isku xiriiriyahay wuxu furi daaqad kale

 

 

 

 

2. Dhinaca ee bogga aad imaaneyso waxaad ka heleysaa "Så funkar Talande Webb", guji "spara bokmärke".

 

3. Midigta guji ee lifaaqa "Aktiverar Talande Webb" iyo guji "Lägg till i Favoriter…".

Akhriyaha qaarkood waxaad jiideysa bedelka lifaaqa ee bookmärkiga.

4. Aad bogga warbixinta iswiidhan ka dibna guji lifaaqa ee bokmäskesfältet. Hadda waxaad ku arkeysaa majaalka qalabka ee boggaada.

Fiiro gaar ah haddii aad doorato qaabkan inaad u isticmaasho Talande Webb waxaad u baahn tahay inaad kiciso qalabka caawinaada ee bog cusub oo kasta oo aad u tageyso.

Sawirada

Sawirada uusan ku qorneen magaca sawir-qaadaha waxa laga soo iibiyay shirkada Colourbox, bangiga sawirada (www.colourbox.com).

Cookies

Booggan waxa ku jiro kan loogu magacaabo kookiis[cookies]. Cookie waa qoral yar oo warbixin ah oo booggan ku keeydinaayo adiga kombiyuutarkaada.

25 julay 2003 baa waxa ansaxmay sharci cusub oo la dhaho wada xiriirida habka elektaroniga. Sharcigaas wuxu dhigaayaa in bulshada boogga soo gasho la ogeysiiyo in boogga isticmaalaayo kookiiska[cookies]. Qofka boogga isticmaalaayo waa in xitaa la siiyaa fursada uu ku xajirilahaa kookiiska.

Qofka aan rabin kookiis wuxu ka dalbankara in borograamka akhriya bogga internetka oo kombiyuutirkiisa uusan oggolaan kookiis. Hadii aad sidaas suubisid adiga ma isticmaalikartid qeybtaha dhammaan sidii loogu talagalay booggaan.

Arrinta kookiiska ka sii akhriso bogga interneka oo guddiga bostada iyo telefoonada.

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri