Khidmada akhriska - Talande Webb

Khidmada akhriska

Bogaga warbixinta ee iswiidhan waxaa lagu akhrin karaa khidmada kor u akhriska, Talande Webb. Waxaad u baahan tahay inaad ku darto Bogga Hadalka ka calaamad ahaan akhriyaha boggaada, sidaan ayey noqoneysa marka:

1. Guji lifaaqa Talande Webb ee hoose (qeyb cusub ama daaqad cusub ayaa furmeysa).

Isku xiriiriyahay wuxu furi daaqad kale

 

 

2. Dhinaca ee bogga aad imaaneyso waxaad ka heleysaa "Så funkar Talande Webb", guji "spara bokmärke".

 

3. Midigta guji ee lifaaqa "Aktiverar Talande Webb" iyo guji "Lägg till i Favoriter…".

Akhriyaha qaarkood waxaad jiideysa bedelka lifaaqa ee bookmärkiga.

4. Aad bogga warbixinta iswiidhan ka dibna guji lifaaqa ee bokmäskesfältet. Hadda waxaad ku arkeysaa majaalka qalabka ee boggaada.

Fiiro gaar ah haddii aad doorato qaabkan inaad u isticmaasho Talande Webb waxaad u baahn tahay inaad kiciso qalabka caawinaada ee bog cusub oo kasta oo aad u tageyso.

​Talande webb finns tyvärr inte på språken:

  • Dari
  • Persiska
  • Somaliska
  • Tigrinska
Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri