Överklagan (Ka dacwood)

Haddii aad u aragto in cidi go´aamisay g´aan qaldan, waxa jiri kara in aad leedahay fursad aad kaga dacwooto.  Ka hadal waxa aad u aragto qalad iyo sababta aad ugu aragto. Markaa waxa aad fursad u leedahay in aad hesho go´aan cusub.  Laga yaabee in ay isla sidii hore noqoto, laakiinwaxa kale oo ay noqon kartaa in aad saxsanayd.  Go´aamo badan oo ay gaaraan hay´adaha dawladda ama degmooyinka waxa jira fursad lagaga dacwoodo. Go´aanku wuxu mar walba ahaanayaa mid qoran. Ha ku qancin jawaab afka oo kulan ah ama telefoon ah. Waxa aad xaq ugu leedahay hay´adda gaartay go´aanka aad qaladka u aragto in ay kaa caawiyaan sidii aad ugu dacwoon lahayd si sax ah.  Wax dheeraad ah ka sii akhri: http://www.funkaportalen.se/Guide/Stod-service/Overklaga-beslut/

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri