A-kassa (Qasnadda shaqo la´aanta)

A-kassa waa erey la soo gaabiyey oo u taagan Qasnadda shaqola´aanta, haddii qofka shaqo la´aani ku dhacdo, waxa xasiloonidu ku jirtaa in xubin laga ahaado qasnad caymis (http://www.samorg.org). Si aad xaq ugu lahaato lacag waxa loo baahanyey  tusaale ahaan in aad xubin ka ahaato  qasnad shaqo la´aaneed ugu yaraan 12 bilood oo xiriir ah. Sidaa darteed waa muhiim in qofku u dalbado xubin ka noqoshada Qasnad shaqo la´aaneed sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah.  Waxa jira qasnado qasho la´aaneed oo kala duwan oo quseeya laamaha kala duwan.  Haddii aad bilaa shaqo noqoto adiga oo aan xubin ka ahayn Qasnad shaqo la´aaneed, waxa ku qusaynaya   qasnadda loo yaqaan Alfa-kassan (https://www.alfakassan.se/) iyo caymiska aasaasiga ah.

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri