Arbetsförmedlingen (Xafiiska shaqada)

Xafiiska shaqadu waa xiriiriyaha shaqada ee Iswiidhan ugu weyn. Xafiiska shaqadu wuxu leeyahay mas´uuliyaddda isku dubaridka la qabsashada qaxootiga cusub. Xafiiska shaqadu wuxu ka shaqayn doonaa sidii dadkaasi ay sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah ugu baran lahaayeen af Iswiidhishka ee ay ugu heli lahaayeen shaqo, isuguna fillaan lahaayeen.
https://www.arbetsformedlingen.se/Globalmeny/Other-languages/Languages/Somaali-somaliska/Waxaan-kugu-taageereynaa-in-aad-ka-shaqeysato-Iswiidhan.html

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri