Bilförsäkring (Caymiska baabuur)

Caymisbaabuur wuxu mar walba ka kooban yahay ugu yaraan caymis-gaadiid. Caymiska gaadiidku waa qasab (yacnii, waa in baabuurkaadu ku jiro caymis-gaadiid haddii la wadayo). Caymiska gaadiidku wuxu kuu magdhabayaa dhaawacyada aad gaadiidka ku gaysato (ma aha dhaawaxyada ku soo gaara ama gaadiidka soo gaara). Caymis nus ahna waxad ku helaysaa difaaca gaadiidkaaga. Caymis nus ah waxa soo gelaya caymiska difaaca xadista, gubashada, muraayadaha, mashiinka, badbaadinta iyo xuquuqda. Caymiska buuxaana wuxu kuu magdhabayaa xiitaa dhaawacyada soo gaara gaarigaaga sida tusaale ahaan marka uu meel god a jiiro. Wax dheeraad ah kas ii akhri shirkaddaada caymiska boggooda intetnetka www.konsumenternas.se, www.tff.se

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri