Id-kort (Kaar aqoonsi)

​Id-kort waa soo gaabinta identitetskort (kaar aqoonsi). Waxa aad u isticmaalaysaa kaarka aqoonsiga si aad u sugto da´daada iyo si aad isu caddayso (si aad u caddayso qofka aad tahay), tusaale ahaan marka aad dawo ka soo qaadanayso farmasiiga, marka aad kaar lacag ku bixinayso meel dukaan ah ama aad samaynayso hawl bangi. Waxa aad ka dalban kartaa kaarka aqoonsiga wakaaladda cashuuraha (Skatteverket). Wax dheeraad ah ka sii akhri: http://www.skatteverket.se/privat/idkort.4.6f9866931215a607a4f80002591.html

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri