Validering (Aqoonsi-siin)

​Macneheedu waxa weeye ”in ansax laga dhigo, la xaqiijiyo”. Ereyga aqoonsisiin ”validering” waxa loo isticmaalaa in la sharraxo geeddi-socod si lo kontoroolo oo wax looga dhigo ansax (tusaale ahaan shahaado). Aqoonsi-siintu waxay ku jirtaa shaqada hubinta tayada. Aqoonsi siinta awoodda aqooneed waxa loo isticmaalaa, xukumid, qiimayn iyo ictiraafidda aqoonta iyo awoodda aqooneed ee qof leeyahay. Wa dheeraad ah ka sii akhri: https://www.arbetsformedlingen.se/For-arbetssokande/New-in-Sweden/Somaliska---Iswiidhan-cusub.html

Tag bogga Ereyo muhiim ah

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri