Bilaaw barashada iswiidhishka

​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​Meeshaan waxaad ka heli barnaamishyada oo telefoonka gacanta[appyada], filimyo iyo boggaga internetka oo adiga isticmaalikartid sideey barashada iswiidhishka kugu bilaabato.

Ku tababaro filim

Filimyadaan waxaad ka baran ereyada iyo tabciiryada joogtada loo isticmaalo. Adiga waad joojinkartaa iyo dib baa ugu soo ceshankartaa filimyada haddii aad dooneysid.

Alifbeetada / Warbixin ka soo gudbi adiga qofka aad tahay

Baro tirinta​

Saacada

Buuxi foomka / Wadahadal xaalad adag oo degdeg ah​


​Ku tababaro dhawaaqa

Waxaa jira filmaan fara badan oo kala duwan si loogu tababarto sida xarfaha swiidhishka ahi ay u dhawaaqaan.

Uttal.se

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri