Sii baro iswiidhishka

​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​​Bogga weli waa la horuumarinooyaa. Waxyaabo dheeraad ah oo ku jira wey imaanayaan goor dhaw.

Ku tababaro filim

Filimyadaan waxaad ka baran ereyada iyo tabciiryada joogtada loo isticmaalo. Adiga waad joojinkartaa iyo dib baa ugu soo ceshankartaa filimyada haddii aad dooneysid.

Maalmaha shaqada / Farmasii​​

Jirka / Rugta caafimaadka

​Soo adeegan​

Qoys / Cunto karin

Medebbo / Guri dabaq ku yaal​

​​

​Learning Swedish

Learning Swedish waa aalad ka socota Machadka Swiidhishka oo loogu tala galay adigaaga barashada luqadda ka gaaray meel xoogaa yara dheer.

Machadka Swiidhishka-Learning Swedish

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri