Liisas erayo iyo turjumid qoraal ah

​​​Halkan waxaad ka heli kartaa app-yaal kala duwan iyo bogag intarneet ah si aad qoraal ahaan u turjuntid erayo iyo qoraal.

Liisas erayo ah oo xaalado kala duwan la xiriira

Liiska erayada ee Hey’adda qaxootiga

Liis erayo oo leh erayo loo isticmaalo arrimaha la xiriira Hey’adda qaxootiga.

Liiska erayada ee Xafiiska xiriirka shaqada

Liis erayo oo leh erayo loo isticmaalo arrimo la xiriira Xafiiska xiriirka shaqada.​

Ku tababaro filim​

Filimyadaan waxaad ka baran ereyada iyo tabciiryada joogtada loo isticmaalo. Adiga waad joojinkartaa iyo dib baa ugu soo ceshankartaa filimyada haddii aad dooneysid. Haddii aad jag-siiso afargeysta ku masawirran hoos dhinaca midigta ee filimka, waxaa ku soo if-baxaayo ereyada filimada iwm oo qoran.

Hal/mid / Ficil​

Ereyo muhiim ah

Liis eray​​

​Erayo swiidhish ah

Halkan waxaad ka heli kartaa erayo isku micna ah iyo sharraxaado erayo swiidhish ah oo ku sharraxan swiidhish.

Liis erayo oo la xiriira sharciyada

Synony​mord.se

SAOL.se

Informationsverige.se waxuu ka dhaxeeya maamulada gobolada, waana bog leh warbixin-bulsho oo loogu tala galay dadka dalka ku cusub.
© Xuquuqda daabicidda 2016 Gobolka Västra Götalands län

Bogga informationsverige.se waxaan isticmaalnaa anagga cookies si aan kuu siino isticmaal wanaagsan. Adigoo horey u sii baaraya waxaad aqbalaysaa cookies

Faahfaahin dheeri oo ku saamsan cookies akhri