Raadi shaqooyinka firaaqada

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 31/5-2023

Inta baa waxaa ka raadinkarta shaqooyinka firaaqada ah oo laga soo keenaayo bangiga shaqooyinka firaaqada oo xafiiska shaqada.

Adiga waa inaa koow dalbataa gobolka sidaa u raadinkartid, markaas kadib baa waxaa dalbankarta inaa raadinta erey ahaan u suubisid ama shaqo ahaan. Markey natiijada raadinta ey soo baxdo waxaa markaas sii dalbankarta inaa shaqooyinka mid kamid ah sii akhrisatid, oo markaas waxa is furaayo ogeysiinta shaqada firaaqada, oo bogga kale oo bangiga shaqooyinka firaaqada.

Gobol

Ku raadi ereo furan

BaartitaanBaartitaanka xirfadaka xirfada