Af Soomaali — Сомалийский
Последнее обновление: 27 1 2021
Здесь собрана полная информация о борьбе со вспышкой коронавирусной инфекции и о том, что можно сделать, чтобы избежать ее распространения.
Wararka jira kuna saabsan faayraska koroona iyo covid-19.
Halkan waxaad ka helaysaa filimo kooban lehna macluumaadka iminka cusub ee ku saabsan sida faayraska karoona uu raad ugu yeelan karo caafimaadkaaga iyo xaaladaada nolosha. Macluumaadkan waxaa soo gudbiya xiriiriyaha bulshada iyo caafimaadka ee ka shaqeeya wacyi-gelinta bulshada ee loogu talogalay dadka ku cusub Iswiidhan. Filimadan waxaa soo diyaariyay maamulada gobolada oo hawshan u qabtay Hey'adda Badbaadinta Bulshada iyo Heeganka. Fadlan sii fidi filimadan si dad badan ay u gaarto macluumaadkan muhiimka ah.
Adigu ilaali naftaada, dadka kalena ka ilaali in cudurku ku faafo
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 8 4 2020
Tani waa sida aad isaga qaban karto wararka beenta ah
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 5 5 2020
Haddaad u baahan tahay in aad la xidhiidho xarumaha cafimaadka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 10 6 2020
Sidan ayaad ugala hadli kartaa caruurta Covid-19
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 10 6 2020
ክሕስበሉ ዘለዎ ወዲ ሰብ አብ ጸቢብ ወይ ቡዙሓት ስድራቤት ብሓባር ምስዝነብር
ናይ መጠረሽታ ዝተሓደሰሉ፡ 26 6 2020
አብ መንጎ ስድራቤት ግርጪት ምእላይ
ናይ መጠረሽታ ዝተሓደሰሉ፡ 26 6 2020