Bogga ugu horeeya ee goobta intarnat-ka

Anigu waxaan ahay qof magan-galyo doon ah

Akhriso dheeraad

Anigu waxaan helay sharciga deganaanshaha

Akhriso dheeraad

Adigaaga ka soo qaxay dagaalka ka jira Yuukrayn

Akhriso dheeraad

Anigu waxaan imi iyadoo waalid ila socon

Akhriso dheeraad

Ku saabsan Iswiidhan

Hanuuninta bulshada waxaa loogu talogalay adigaaga doonaya inaad dheeraad ka ogaato wixii ku saabsan Iswiidhan iyo bulshada Iswiidhishka.

Akhriso dheeraad

Filimka ku saabsan Informationsverige.se

Filimkan waxaad ku ogaan doontaa macluumaadka aad heli karto iyo qoraalo ku jira Informationsverige.se. Filimka waxaa la helayaa isagoo ah 11 luqadood.

Muxuu sameeyaa adeegga arrimaha bulshada?

Adeegga arrimaha bulshada waxay ka shaqeeyaan inay noocyo kala duwan oo caawimaad iyo taageero ku casuumaan dhammaan dadka jooga Iswiidhan, tusaale ahaan carruurta iyo qoysaska.

Ma rabtaa in aad barato af Iswiidhishka?

Af Iswiidhishka kaligaa ku tababaro! Halkan waxaad ka helaysaa aabka luqadda Hej svenska iyo dhowr tababaryo kale iyo filimo ah.

Qaado koorsada macluumaadka sida bulshadu u shaqayso

Macluumaadka sida bulshadu u shaqayso waa waxbarasho bilaash ah oo ku saabsan bulshada Iswiidhishka looguna talogalay adigaaga dhawaan helay sharciga deganaansho.

In la ahaado waalid

Halkan adigaaga sharciga deganaanshaha helay ayaa ka akhrin kara waxa ay tahay in aad ka fikirto haddii aad tahay ama noqon doonto waalid.

Shaqo raadso

Halkan adigaaga sharciga deganaanshaha helay ayaa ka akhrin kara sida aad u heli karto shaqo.

Miyaad u baahantahay in lagaa caawiyo arrin ah dhinaca Hey’ad dawladeed?

Xafiis adeeg waxaad ka heli kartaa caawinta arrimaha dhinaca hey’ado dawladeed oo kala duwan. Tusaale ahaan Xafiiska Shaqada, Qasnadda Caymiska, Hey’adda Socdaalka.