Anigu waxaan ahay magan-gelyo doon

Laga bilaabo Juun 12, 2026, sharciyo badan oo cusub ayaa dhaqan-gelaya dhanka in la codsado magan-gelyo. Waxaan boggan ku cusbooneysiin doonnaa macluumaad dheeraad ah.