Bilaaw barashada iswiidhishka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/4-2023
Meeshaan waxaad ka heli barnaamishyada oo telefoonka gacanta(appyada), filimyo iyo boggaga internetka oo adiga isticmaalikartid sideey barashada iswiidhishka kugu bilaabato.
Ku tababaro filim
Filimyadan waxaad ka baranaysaa kalmado iyo oraahyo caadi ah. Waad joojin kartaa oo dib ugu soo ceshan kartaa filimada haddii aad doonaysid. Waxaad heli kartaa filimkan oo qoraal leh haddii aad dhag ka siiso qoraalada hoose ee ku jira afar geeska dhinaca midigta ee gudaha filimkan.