Ku tababaro dhawaaqa
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 16/2-2023
Waxaa jira filmaan fara badan oo kala duwan si loogu tababarto sida xarfaha swiidhishka ahi ay u dhawaaqaan. Filimadan waxaa diyaarisay degmada Karlskoga - Waxbarashada dadka waaweyn.