In waalid la ahaado

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/5-2023

Waaliddiintu muhiim bey u yihiin horuumarka iyo caafimaadka canugga. Awoodidda in la noqdo waalid fiican waxaa bulshada gudeheeda saameynaya waxyaabo kala duwan oo fara badan. Halkan waxaad adigaaga Iswiidhan ku ah waalid cusub ka heli kartaa macluumaad ku aaddan waalidnimada iyo halka aad la xiriiri kartid hadba xaaladaha kala duwan ee canuggaaga khuseeya.

Aabbe la lugaynaya labadiisa carruur ah.