Gaadiidka dadweynaha iyo liisanka darawalnimada

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 3/6-2025

Waxaad ku safri kartaa gaadiidka dadweynaha gudaha Iswiidhan oo dhan. Haddii aad rabto in aad baabuur wadato marka aad hesho sharciga deganaanshaha waxa aad u baahantahay in aad qaadato liisanka Iswiidhishka. Halkan waxaad ka akhrin kartaa warbixin dheeraad ah oo ku saabsan gaadiidka dadweynaha iyo sida aad u qaadaneyso liisanka darawalnimada.

Laba haweenay ah ayaa ka degaya baska.

Ku safar gaadiidka dadweynaha

Haweenay baabuur wadata.

Qaado liisanka darawalnimada oo baabuur ku wad Iswidhan