Ururada loogu talogalay adigaaga leh hoos u dhac awoodda laxaadka ah

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 18/12-2024

Halkaan waxaad ka heleysaa ururo loogu talagalay dadka leh noocyo kala duwan oo ah hoos u dhacyo awoodda laxaadka ah.

Ootisam Iswiidhan

Ootisam Iswiidhan waxay u shaqeeyaan in nolosha loo sii fiicnaysiiyo dadka qaba ootisam.

Ururka Awooda ka qayb-qaadashada iyo Xoriyada dhaq-dhaqaaqa (DHR)

DHR waa urur loogu talogalay dadka awoodooda dhaq-dhaqaaqu hooseyso.

Disabled Refugees Welcome (DRW)

Disabled Refugees Welcome (DRW) waa mashruuc loogu talogalay dadka ku cusub Iswiidhan ee leh hoos u dhac awoodda laxaadka ah. DRW waxaa hawshiisa socodsiisa Independent Living Institute (ILI).

FUB

FUB waxay ka shaqaysaa sidii carruurta, dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee leh hoos u dhac awoodda caqliyan ah ay u awoodaan inay ku noolaadaan nolol fiican.

Ururka Xuquuqda Awooda ee Iswiidhan

Ururka Xuquuqda Awooda ee Iswiidhan waa urur wada shaqayn kaas oo ka kooban dhowr ah ururada dalka oo dhan ka jira ee dadka leh hoos u dhac awoodda laxaaadka ah.

Ururka qaranka ee dadka leh dhibaato maqalka ah (HRF)

Ururka qaranka ee dadka leh dhibaato maqalka ah (HRF) waa ururka ugu weyn Iswiidhan ee dadka leh dhibaato maqalka ah.

Neuro

Neuro waa urur madax banaan oo loogu talagalay dadka la nool jirooyin ama calaamado dhanka neerfaha ah.

Ururka ruumatisamka

Ururka ruumatisamka wuxuu ururiyaa oo fidiyaa aqoonta ku saabsan cudurada ruumatisamka.

Ururka Iswiidhishka ee Down Syndrome

Ururka Iswiidhishka Down Syndrome wuxuu ka shaqeeyaa sidii loo kordhin lahaa aqoonta ku saabsan Downs syndrome ee nolosha loogu sii fiicnaysiin lahaa dadka leh Downs syndrom.

Ururka qaranka ee dadka leh dhibaato dhanka aragga ah

Ururka qaranka ee dadka leh dhibaato aragtida ah waa urur loogu talogalay dadka leh dhibaato aragtida ah.