Tani waa sida aad isaga qaban karto wararka beenta ah
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 1 4 2022
Macluumaadkan waxaa soo gudbiya xiriiriyaha bulshada iyo caafimaadka ee ka shaqeeya wacyi-gelinta bulshada ee loogu talogalay dadka ku cusub Iswiidhan. Filimadan waxaa soo diyaariyay maamulada gobolada oo hawshan u qabtay Hey’adda Badbaadinta Bulshada iyo Heeganka. Fadlan sii fidi filimadan si dad badan ay u gaarto macluumaadkan muhiimka ah.