Sida qoys loo dhisto iyo sida carruur dalka Iswiidhan loogu korsado
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 18 12 2018
Tani waa qoraalo ka yimi buuga Ku saabsan Iswiidhan
Waxaad soo dejisaa cutubka 5
Meeshan waxaa ka akhrisankarta sharciga iswiidhishka oo ku saabsan is qabtida iyo wada noolanshada. Adiga waxa kale inta ka akhrisankarta carruur markaa sugeysid iyo dhalida canuga iyo ceymiska waalidiinta.
Masawirqaade: Colourbox
Cutubkaan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan xaqa carruurta iyo nadaamka dugsiyada, dugsiga xannaanada, dusgiga xilliga firaaqada iyo qeybaha muhiimka ah inaa sharciyada kala duwan aad ka warhaysid.