Daganaanshaha dalka Iswiidahn
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 17 12 2018
Tani waa qoraalo ka yimi buuga Ku saabsan Iswiidhan
Waxaad soo dejisaa cutubka 2
Cutubkaan waxa ka akhrisankarta sida uu yahay nadaamka suuqa shaqada iswiidhan iyo shirkadaha ganacsiga. Juquraafiga Iswiidhan iyo bulshada oo sharaxaad kooban laga bixiyay.
Guri weeyn ee reereed. Masawirqaade: Colourbox
Adiga waxaa xitaa inta ka akhrinkarta guryaha iyo guryaha la kireysto, shirkadaha guryaha kireeyo iyo ceymisha guryaha. Inta waxa xitaa lagu soo hadal qaadi waxyaabaha wanaagsan inaa ogtahay markey nolol maalmeed noqoto iyo sida dadka curyaamiinta wadanka ugu noolyihiin Iswiidhan.