In qofka isku filnaado iyo horumar laga gaaro Iswiidhan
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 18 12 2018
Cutubkaan wuxu ku saabsan yahay fursadaha waxbarashada iyo sida ey tahay noloshada ardeyda wax bartaan, iyo xitaa qiimeynta aqoonta wadamada kale.
Sawir: Nixon Johansen Cáceres, Johnér
Adiga waxa xitaa inta ka akhrisankartaa suuqa shaqada, nadaamka iswiidhishka oo suuqa shaqada iyo sidaa adiga shaqo u raadsankartid. Adiga meeshan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan sida shirkad loo aasaasikaro iyo loogu noolankaro, nadaamka bixinta canshuurta iyo caddeynta dhaqliga. Qeyb kamid ah waxey ka hadli ceymisyada bulshada iyo ceymisyada shaqo la'aanta. Qeybkale waxey ka akhrisankarta xilliga firaaqada, dhaqamada iyo nolosha ururada.