Xuquuqda iyo waajibaadka qofka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 18 12 2018
Cutubkaan waxa lagu soo hadal qaadi wada sinnaanshada, xaqa ey lee yihiin shaqsiyada ah khaniisiinta, shaqsiyada jecel raga iyo dumarka iyo shaqsigada jecel sida jinsiga kale u la bistaan iyo sharciga ku saabsan kala eexashada.
Masawirqaade: Colourbox
Adiga inta waxa xitaa ka akhrisankarta caawinaadyo iyo kaalmeen sida camal talo bixinta qoysaska, ururka caawiyo dumarka dhiban iyo ururka la dhaho Carruurta xaqa ey ku lee yihiin mushtamaca (BRIS). Meeshan waxa xitaa ka helee warbixin ku saabsan xaqa ey carruurta iyo dhallinyarad ey lee yihiin iyo waalidka mas'uulka saaran, saxiibaha, wada xiriirka iyo dhaqdhaqaayada xilliga firaaqada.