Boggan waxaa la helayaa isagoo ah luqadaha soo socda:
Laga bilaabo Juun 12, 2026, sharciyo badan oo cusub ayaa dhaqan-gelaya dhanka in la codsado magan-gelyo. Waxaan boggan ku cusbooneysiin doonnaa macluumaad dheeraad ah.
Miyaad timi Iswiidhan iyadoo aan waalidkaa kula socon? Macluumaad ku saabsan in magan-gelyo la codsado waxaad ka heli kartaa bogga intarnetka ee Hey´adda Socdaalka (Migrationsverket). Macluumaadka waxaa lagu heli karaa luqado badan.