In magan-gelyo laga raadsado Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 5/7-2023

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida la samaynayo si magan-gelyo looga codsado gudaha Iswiidhan.

Waxaad tusaale ahaan ka akhrisan kartaa sida aad samaynayso si aad u dhiibato codsigaaga magan-gelyo, noocyada kala duwan ee sharciyada deganaansho ee aad heli karto iyo waxa dhaca ka dib marka Hey'adda Socdaalku go'aan ka gaarto codsigaaga magan-gelyo.

Maamulka arrimaha bulshada waxay samaysay laba filim kuna saabsan waxa dhaca marka aad codsato magan-gelyo

Filim loogu talogalay adigaaga ku nool hoyga HVB

Filim loogu talogalay adigaaga ku nool hoyga qoyska