Dad badan oo weeyn aa ku hareero

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 31/5-2023

Waxaad la kulantaa dad waa weeyn ee badan oo kale duwan, oo ka mas'uul ah wax yaalo kala duwan ee kuugu saaban. Waa adkaan karta in aad ogaato qofka xakumo ama qofka ka jawaabi karo su'aalaha aad qabto.

Waxaa xaq uu lee dahay in aad sheegto waxa aad qabto, waxaana xaq uu lee dahay in lagu dhageeysto. Haddii aad heeysato turjumaan, waxaa xaq uu lee dahay in aad badasho haddii aad uu aragto in sii fiican kuugu kala socon turjumaanka aad heeysato. Turjumaanka waxaa saaran waajibka sir qarinta.

Dad qarkood waxaa xariir la lee dahay inta aad tahay magangalyo doon. Marka aad hesho sharcigaada ee daganashaaha, waxaa joojineeysaa in aad la kulanto dad qarkood, waxaana badalkaas xariir la heleeysaa kuwo cusub.

Hey'adda socdaalka waxaa ka shaqeeya gacan yare aad la kulmeyso marka aad la kulmeyso marka aad magangelyo doon tahay.

Waxaad ka jawaabi doontaa su'aalo ku saabsan:

  • magacaada.
  • marka aad dhalatay.
  • reerkaada.
  • meesha ee daganyihiin waalidkaada iyo talefoon lambarkooda.
  • meesha aad adiga ka timid.
  • afka aad adiga ku hadasho.
  • sida aad Iswiidhan ku timid.
  • sababta aad uga soo tagtay dalkaada hooyo.
  • sida aa tahay.

Shaqaaluhu waxeey ku weeydiinayaan si eey kuugu qoraan nidaamka kombiyuutarka ee hey'adda laanta socdalka. Kadib dalabkaada shaqaadiisa ee sii wadaayaan. Hey'adda laanta socdalka muhiim ee uu tahay in ee ogaadaan sababaha aad uu sii dagnaan karin dalkaada hooyo iyo sida uu caafimaadkaada hada yahay. Haddii aada rabin in aad la hadasho shaqaalaha waa dhihi kartaa maya. Haddii aad sheegi karin ama aada rabin aad shaqaalaha wax uu sheegto hada, gor danbe ayaa markasto la xariiri kartaa hey'adda laanta socdaalka. Waad sameeyn karta xattaa hadii ee jiraan wax adiga walacsantahay ama haddii aad su'alooyin kale qabto.

Sababte ayee shaqaaluhu wax iiga weeydiinayaan reerkeeyga?

Muhiim ayee tahay in hey'adda laanta socdaalka ogaato qofka ee hooyadaa iyo aabahaa yiihin iyo meesha ee joogaan. Hey'adda laanta socdaalka waxeey sida oo kale rabaan in ee ogadaan habka ee uu la xariiri karaan. Qeeybta dalabka waxaad caawinaad ku heli kartaa in aad wacdo reerkaada ama qaraabo kale oo aad uga waramto meesha aad joogto iyo sida aad tahay.

Caruurta Iswiidhan dhan waxeey xaq uu lee yihiin in ee dhigtaan iskuul. Iskuulka waxaa joogo dad weeyn oo kala duwan. Tusaale ahaan waxeey ahaan karaan macalimo, maamulhaye, macalimo gaar ah ama shaqalaha cunto karinta.

Iskoolka sido kale waxaa joogo daryeelka caafimaadka iskuuleed oo inta badanaa ka kooban kaalkaaliso caafimaad iyo la taliye.

Macalinkaada fasaleed waxuu la shaqeeyna macalimooyinka maadooyinka iyo macalinka afka hooyo ama qofka kuugu caawinaayo afkaaga hooyo si aad uu hesho dhigashada iskooleed ee ugu suurta galsan.

Shaqaalaha iskuulka ayaa ku hoowl leh, ayadoo lagu kaashanaayo, in ee xakumaan waxa adiga uu fiican waxbarashadaada.

Da' yarta kali socodka ah waxeey xaq uu lee yihiin isla fursada caawinada iyo taageerada laga helo Adeega bulshada, sidii caruurta meel lageeyay oo kale. Caruur meel la geeye waa tusaale ahaan caruurta dagan guriga xanaanada caruurta ama degaan daryeel ama daganaasho (HVB).

Adeega bulshada ayaa ka mas'uul ah in aad hesho degaan aamin ah oo leh fursad taageero iyo horumar. Adeega bulshada ayaa ka mas'uul ah in ee ogaadaan baahida aad qabto. Tusaale ahaan waxeey ku saabsanaa kartaa waxbarasho, daryeel bukaan-caafimaad iyo daryeel ilko.

Xoghaya bulshada ayaa ayadoo ku kasheneeyo adiga, wakilkaada ama mas'uuliyaha xanaanada iyo shaqaalaha deegaanka, soo sareeyso qorsho taabo galin. Qorsho nuucaas ah waxuu tilmaama caawinaada iyo taageerada aad uu baahan tahay iyo habka aad uu heleeyso caawinaadaas iyo taageeradaas.

Waxaa xaq uu lee dahay in aad wax ka ogaato qorshahaada taabo galineed iyo waxa uu ka kooban yahay iyo in aad ka qeeyb qaadato iyo in aad ka sheegta waxaa ka qabto. Xoghaya bulshadeed waxee dhageeysanee waxaad qabto oo sheegeeyso, waxeeyna ku dareeysaa go'aanka waxyaalaha aad jeclaan leheed. Taas mecneeheed ma ahan in markasto heleyso sida aad adiga rabto. Xoghayaha bulshada waxee ku fakaree waxa adiga ku fiican, go'aankana taas ee ka soo saaree.

Markaad bilaawga Iswiidhan timaado iyo Hey'ada socdaalka firineeyso, go'aana ka soo gaareeyso dalabkaaga magangalyo, waxaa xariir la lahaan doontaa qof loo yaqaan Wakiil. Qofka wakiilka ah waxuu ahaan karaa naag ama nin. Marka aad 18 sano gaarto ama markaad hesho sharciga daganashaha, qofka wakiilka ah ma ku sii ahanaayo wakiil.

Wakiilka wax yaalo kala duwan uu kuugu caawinaa. Tusaale ahaan marka aad la hadleeyso hey'adda socdaalka ama haddii aad dalbaneeyso lacag maalmeedka oo aadna ka yar tahay 16 sano. Wakiilka waxuu tusaale ahaan xakuumaa habka loo isticmaalaayo lacagtaada, mesha aad dageeyso iyo wax kaste ee kale oo koogu saabsan oo adiga xakumi karin, sidii waalid uu ahay dhalinyaro ka yar 18 sano. Waxaa markasto xaq uu lee dahay in aad sheegto sida aad qabto oo ku saabsan wax yaalo kale duwan ee ku khuseeyo, waxaana xaq uu lee dahay in lagu dhageeysto. Mecnaheedu ma ahan taas in aad go'aamin karto laakin mecnaheedu waa in wakiilka uu tixgeliyo sida aadwax u aragto.

Wakiilka waxuu ka masu'uul yahay in iskuulka laga diiwan galiyo iyo in uu iskuulka xariir la heeysto sidii waalid uu sameeyn lahaa oo kale. Waxeey tusaale ahaan ahaan karta marka la qabo wadahadalka hormarida ardayga ama wadahadalka shakhsiyeed oo ku saabsan isbarida iskuulka.

Kalkaaliye sharciyeed waa qof yaqaan sharciyada Iswiidhan, waa qof xeer yaqaan ah ama qareen. Ayada ama asaga waxuu kuu cawinaa dalabkaaga magangalyo. Sido kale kalkaaliyaha sharciyeed waxuu kula joogaa marka aad la kulmeeyso Hey'adda socdaalka oo aad uga warameeyso sababta aad magangalyo uu soo dalbatay.

Haddii aad u baahato talobixin sharciyan ah waa inaad bilowdo inaad la xiriirto garyaqaankaaga guud.

Haddii aanad haysan garyaqaan guud ama aad hayso su’aalo aanad u helin jawaab waxaad la xiriiri kartaa sharci yaqaan ka shaqeeya arrimaha haajiraadda. Iyagu waxay aqoon u leeyihiin nidaamka magan-gelyo iyo noocyada sharci iyo qawaaniin ee ansax ah.

Waa bilaash in lala xiriiro Asylrättscentrum, Barnens Asylrättscentrum iyo Röda Korset.

Marka aad sharciga daganaashaha hesho, badalka wakiilka waxaa heleeysaa mas'uul xanaaniye gaar loo shaqaaleeye. Guddiga bulshada ee degmadaada ayaa ka masu'uul ah si aad uu hesho mas'uul xanaaniye gaar loo shaqaaleeye. Haddii aad 18 sano gareeyso lix bilood gudaheed, waxeey noqon kartaa in aad wakilkaada sii heeysato.

Mas'uul xanaaniye gaar loo shaqaaleeye waxaa lagu magacaabaa haddii ee waalidkaada dhinteen ama haddii ee san ku xanaaneeyn karin (tusaale ahaan haddii ee san Iswiidhan kula imaan).

Mas'uulka xanaaniye gaar loo shaqaaleeye waxuu mas'uul ka ahay in aad hesho wax yaalaha aad baahida uu qabtoo. Qofka waxuu ahaan qof haboon och tusaale ahaan dhiib karo xanaano, amaan iyo tarbiyeen fiican. Mas'uul xanaaniyaha, waxuu xaq uu lee yahay, wajibna ka saaran yahay in uu xakumo wax yaala ku saabsan. Waxaad xaq uu lee dahay in aad sheegato waxa aad qabto iyo in lagu dhageeysto.

Shaqalaha joogo deegaanka waxeey kuugu caawinaayaan howl maalmeedkaada, waxeeyna la soconaayaan in aad nabad qabto. Waxeey ku saabsanaa kartaa caawinaad cashareed, cunto karis, dhardhaqid iyo in laguugu caawiyo helida howlo aad jeceshay oo qaban karto waqtiga firaaqada. Ula jeedada ma ahan in shaqalaha wax kasto kuu qabto ee, ayadoo da'daada ku xiran tahay, ula jeedada waa in laga caawiyo wax yaalaha qaarkood iyo laga tageero in aad kaliga qabato wax yaalo kale. Shaqalaha waxuu kuugu caawin karaa in aad isku diyaariso degaan gaar ah marka aad weeynaato.

Shaqaale ayaa jooga afar iyo laabatanka saac, haddii aad uu baahato caawinaad wax uun ama aad rabto uun inaad hadasho.

Xilliga fasaxaaga waxaad la kulmi kartaa dad kala duwan.

Beeraha fasaxa kuwa ka shaqeeya waxaa ka mid ah macallimiinta fasaxa iyo hogaamiyayaasha fasaxa. Waxey iskuduba ridayaan howlo kala duwan oo ka dhaca ee beerta safaxa. Waxaad u tagi kartaa shaqaalaha haddaad u baahato talo iyo kaalmo.

Degmooyinka qaarkood waxaa ka shaqeeya xogheynta dibadda/gacanyaraha dibadda. Waxey u shaqeeyaan degmadda si ay xilli hore wax ugu qabtaan dhibaatooyinka dhalinyarada, si aad caawinaad u hesho. Gacanyarayaasha dibadda waxey joogaan meesha ay dhalinyarada iyo carruurta ay joogaan; xaafadda aad degentahay, iskuulka, beerta fasaxa, iyo internetka.

Socdaha habbeenkii waa dad waaweyn oo aad la kulmi karto xilliga fasaxaaga. Waa dad waaweyn oo socdawadooyinka fiidka iyo habeenkiisi ay u ahaadaan kaalmo bulsho ee dhalinyarada. Waxaad ku garaneysaa scdaha habeenkii jaakooyinkooda midabka leh.