Filimyo

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 2 9 2021

Halkan waxaad ka helaysaa filimo gaaban lehna warbixin ku saabsan sida faayraska koroona raad ugu yeelan karo caafimaadkaaga iyo xaaladaada nolosha.

Waxa kale oo aad helaysaa filimo ku saabsan sida baaritaanku u dhaco, sababta ay tahay inaad isu tallaasho iyo waxa ansaxa ah xilliga tallaalka. Waa xiriirayaasha bulshada iyo caafimaadka, kuwa ka shaqeeya hanuuninta bulshada dadka ku cusub Iswiidhan kuwa bixinaya warbixinta. Filimadan waxaa soo diyaariyay maamulada gobolada oo hawshan u qabtay Hey'adda Badbaadinta Bulshada iyo Heeganka. Fadlan sii fidi filimadan si dad badan ay u gaarto macluumaadkan muhiimka ah.