Ku saabsan luuqadaha yar yar ee qaranka ee gudaha Iswiidhan
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12 1 2021
Informationsverige.se waxay ku jiheysantahay magangelyo doonka, dadka dalka ku cusub iyo caruurta keligood yimi. Sidaas darteed informationsverige.se ma lagu helayo luuqadaha yar yar ee qaranka.