Isticmaal nuxurka laga helayo Informationsverige.se


Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 17/12-2025

Waa laguu oggolyahay in aad qaybo ka mid ah qoraalada ku jira Informationsverige.se aad isticmaasho – waxa keliya lagaa rabaa waa in aad muujiso halka aad ka heshay. Halkan waxaad ka akhrin kartaa dheeraad ku saabsan waxa ansaxa ah haddii aad rabto in aad isticmaasho nuxurka ku jira boggan intarnetka.

Ha koobiyayn qoraalo dhan iyo sawiro laga helay boggan intarnetka

Ma laguu oggola in aad koobiyeyso qoraalo dhan ama sawiro ku jira Informationsverige.se oo aad u isticmaasho boggaaga intarnetka ee gaarka kuu ah ama wax kale oo gaar kuu ah. Qoraalada iyo sawiradu waxay ku dhowrsanyihiin xuquuqda curiyaha.

Fadlan isticmaal qaybo ka mid ah qoraalada – laakiin ha iloobin in aad sheegto soo xigashada

Waa caadi in qaybo ka mid ah qoraalada la sheego soo xigashadooda, haddii aad qorto in soo xigashadan ka timi Informationsverige.se. Soo xigashada raaci xiriirka bogga aad ka soo qaadatay soo xigashada.

Ma laguu oggola in aad lacag ku qaadato nuxurka boggan intarnetka – waa inay ahaato bilaash in la isticmaalo nuxurka laga helay Informationsverige.se.

Taas waxaa ka reeban adigaaga ah macluumaad bixiyaha arrimaha bulshada

Adigaaga ah qof qabanaya koorso ah barashada bulshada waa laguu oggolyahay in aad isticmaasho qoraalo dhan iyo sawiro laga helay Informationsverige.se. Waxaad kuwaas ku isticmaali kartaa tusaale ahaan soo bandhigid Powerpoint ah ama waxaad daabici kartaa boggag laga helay boggan intarnetka. Had iyo jeer sheeg in nuxurku ka yimid Informationsverige.se.

Ma laguu oggola in aad lacag ku qaadato nuxurka laga helay boggan intarnetka.