Warbixinta farsamo ee ku saabsan boggan intarnat-ka

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12 11 2019

Meeshan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan booggan internetka siduu u qorsheeysan yahay iyo nidaamkiisa markii laga fiiriyo dhinaca sancadka.

Boggan waa mid nugul. Tani micnaheedu waa inuu isku haboonaysiiyo weynaanta iyo araga iyadoo ku xiran kolba inta ay leegtahay shaashadaadu. Tusaale ahaan waxay leedahay aragti kale dhanka telafoonka moobilka marka la bar-bardhigo ta ay ku leedahay kombiyuutar.

Borograamka akhriya bogga internetka

Boggan waxaa sida ugu fiican loo booqan karaa iyadoo la adeegsanayo akhriye intarnat casri ah kaas oo lagu isticmaali karo hawlaha bogaga, sida tusaale ahaan noocyadi ugu dambeeyay ee Internet Explorer, Google Chrome, Safari eller Mozilla Firefox. Si boggan intarnatku sida ugu fiican ugu shaqeeyo waxaa xitaa loo baahanyahay in JavaScript ay ku shaqaynayos akhriyaha bogaga.

Cabbiraada qoralka iyo sidaa u weeyneyn kartid

Adiga waa badalikarta cabbiraada qoralka oo booggan hadii aad batoonka ey ku qorantahay Ctrl, aad ka heleysid teebka kombiyuutarka, aad riixdid iyo isla markaasna "+" (weeyney) ama "-" (yarey), hadii kale riixdid Ctrl iyo kan gacanta lagu haayo meesha waregsaneyso kore ama hose u wadid.

Borograamada akhriya bogga internetka qarkood weey leeyihiin in ey kuu weyneeyaan cabbiraada qoralka, laakin markaas boosaska kale iyo sawirada cabbiradooda waxbo ma iska badalaayaan, oo ma ahan sida markaa boogga oo dhan ku soo dhawyn.

Khidmada akhriska

Bogaga ku yaala Warbixinta ku saabsan Iswiidhan waxaa kuu akrhin kara adeega akhriska. Dhanka boggan waxaa lagu isticmaalaa Bogga hadalka leh.

Markaad isticmaalayso kombiyuutar waxaad helaysaa calaamad yar oo qaabkeedu yahay sameecad kuna taala halka ugu sareysa ee boggan. Calaamadan hoosteeda waxaa ku qoran kelmada Dhegayso. Markaad dhag ka siiso waxaa soo baxaya hubsasho halkaas oo aad ku dooran karto in laguu akhriyo ama qaab kale oo caaawimaad ah.

Markaad ku jirto moobil waxaa calaamadan laga helayaa halka ugu hooseysa haddii aad furto doorasho cusub. Taabo calaamadan oo dooro bogga iyo qoraalka aad doonaysid in laguu akhriyo.

Bogga hadlaya wuxuu ku shaqeeyaa luqadaha:

  • Af-Carabi
  • Af-Ingiriisi
  • Af-Faransiis
  • Af-Ruush
  • Af-Isbaanska
  • Af-Iswiidhish

Sawirada

Sawirada aan lahayn magaca sawir-qaadaha waxaa laga soo iibsaday Colourbox, kaydka sawirada (www.colourbox.com).