Grums

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/10-2022

Grums waa degmada ku ag taalo wabiga Vänern ee dhexbartanka Värmland. Halkaan waxaa dagan ku dhawaad 9 000 oof qof gudaha ama hareeraha Grums, Borgvik, Värmskog, Slottsbron, Segmon iyo Liljedal.

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

9047

Cabirla dhulka

479 kiilomitir oo laba jibaaran

Deegaan

Degmada waxaa ku yaalo nuuc kasto oo degameed. Shirkada guriyaasha ee degmadeed waxaa la dhahaa Grums Hyrebostäder AB. Boggena ayaad ka akhrisan kartaa In kale oo ku saabsan uu gurida Grums.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Afka finland, afka thayland, af carabi, afka iraan, af isbaaniyool, af soomaali iyo af romani.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada waxaa jira jaaliyado badan oo kala duwan. Tusaale ahaan jaaliyadaha cayaaraha, jaaliyadaha dhaqanka, kaniisado iyo isbahaysiyo kala duwan. Wesidka degmada waxaad ka raadin karaa jaaliyadaha ka diiwaangashan kadibna waxaad kadooran kartaa jaaliyada markaa adiga ku anfacaysa.

Wiil xiran dhar dabaal oo nashqad caaro leh, xiran qalabka gacmaha lagu xirto ee dabaasha caawiya oo koraya salaanka meesha lagu dabaasho. Xagga dambe waxaa ku ciyaaraya caruur xiran alaabta biyaha ku dul sabaysa ee lagu ciyaaro.

Maxaa ka ag dhaw

Halkaan waxaa ku yaalo xafiiska dadweeynaha, maktabad, dukaamo cunto, xafiiska shaqada, farmashiye, ruggag caafimaad iyo daryeelka lkaha. Sido kale halkaan waxaa ku yaalo kaniisado, bankiyaal, goobo isboorti, goobta dabaasha/goobta isboortiga, xarunta-dib uu habeeynta, buur-barafeed iyo goob-baraf iyo in kale oo badan. Degmada dariska ee Karlstad waxaa ku yaalo IKEA iyo dukaanka gacan-labaadka Gengåvan ee Myrorna.

Maktabada waxaa fadhiya nin dhegeysanaya muusig oo akhrinaya joornaal. Qof ka shaqeeya maktabada ayaa hareeyay kursi dheer.

Dalyeelka carruurta

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Dugsiga heese dhexe iyo sare

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Furadaha waxbarasho

Akhri dheeraad ku saabsan waxbarashada dadka waaweyn oo ku qoran:

Suuqa Grums ee leh ganacsiga suuqa. Laba haweenay dhalinyaro ah ayaa ku sii socda suuqan.

Caafimaadka

Halkan waxaa laga helaa Grum rugteeda caafimaadka (Gobolka Värmland) lehna Rugta caafimaadka hooyada iyo Rugta caafimaadka caruurta, MVC/BVC. Halkan waxaa laga helaa xitaa Grum rugteeda caafimaadka ee cusub, Legevisitten, Daryeelka ilkaha dadweynaha iyo rugta dhakhtarka ilkaha ee baraayfadka ah.

Caawinaad turjubaan

Dugsiga xanaanada iyo guriga xilliga firaaqada waxuu degmada uga yaalaa qeeybo kala duwan. Växtriket ee gudaha Grums waxeey lee dahay kooxax-waalid, dugsi xanaanad oo furan iyo biibito-caruur iyo in kale.

Xiriirka gaadiidka

Akhri dheeraad ku saabsan gaadiidka dadweynaha ee degmadan.

Shaqo iyo ganacsi

Gudaha degmadan ama masaafo loo safri karo waxaa laga helaa shaqo-bixiyayaal yar iyo kuwa waaweyn labadaba. Tusaale ahaan warshada BillerudKorsnäsGruvöns bruk, degmada Grums, Stora Enso, Maamulka Värmland, Gobolka Värmland, degmada Karlstad, jaamicada Karlstads, Värmlandstrafik, Karlstadbuss, dugsiga beeralayda Lilleruds, Moelven, Löfbergs Lila, IKEA iyo xarunta dukaanada ganacsiga ee Bergviks köpcentrum.