In waalid la ahaado

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Waaliddiintu muhiim bey u yihiin horuumarka iyo caafimaadka canugga. Awoodidda in la noqdo waalid fiican waxaa bulshada gudeheeda saameynaya waxyaabo kala duwan oo fara badan. Halkan waxaad adigaaga Swiidhan ku ah waalid cusub ka heli kartaa macluumaad ku aaddan waalidnimada iyo halka aad la xiriiri kartid hadba xaaladaha kala duwan ee canuggaaga khuseeya.

Boggaga kale ee ku yaala Informationsverige.se