Boggan waxaa la helayaa isagoo ah luqadaha soo socda:
Halkan ayaad ka akhrin kartaa waxa aad samaynayso marka aad hesho sharciga degganaansho ee qaxoonti ahaan ama qof u baahan gabood kale.
Waxaad barta ka akhrisan kartaa tallaaboyinka aad qaadi karto kadib markii ruqsadda degenaanshada lagu siiyo.
Halkaan waxaad ka akhrisan kartaa sida aad shaqo u heli karto adigoo u maraya dhanka barnaamijka laqabsiga dalka.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa sida aad u helayso guri.
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida loo raadsado daryeel.
Halkan waxaad ka helaysaa casharo iyo filimo si loogu tababarto af Iswiidhishka iyadoo la adeegsanayo kombiyuutar ama telafoon moobil ah.
Halkaan waxaad ka akhrisan kartaa hay’adaha dawladeed ee adigu aad u baahan karto in aad la xiriirto gudaha Iswiidhan.
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa waxa aad u baahan tahay inaad ka fikirto haddii aad tahay ama aad noqonayso waalid.
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida aad u helayso hawlo aad qabato ama ururo adiga kugu haboon.
Halkaan waxaad ka akhrisan kartaa lacagta hawlgabka iyo taageerooyinka kale ee dhaqaale looguna talogalay adigaaga aan rabin inaad sii shaqayso ama aan awoodin in aad shaqayso.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa waxa caawimaada ah ee aad heli karto haddii aad leedahay hoos u dhac awooda laxaadka ah.
Halkaan waxaad ka akhrisan kartaa waxbarashooyinka kala duwan iyo sida aad u isticmaali karto waxbarashadaada dalka dibeddiisa.
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa gaadiidka dadwaynaha ee Iswiidhan iyo sida aad u qaadaneyso liisanka darawalnimada ee Iswiidhan.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa sida ay tahay in qof dhalinyaro ah lagu ahaado Iswiidhan iyo sida iskoolka iswiidhishku u shaqeeyo.
Halkan waxaad ka akhrisan kartaa qawaaniinta ku saabsan dib u mideynta qoyska iyo dadka xisaabsan inay yihiin qoyskaaga kuugu dhow.
Halkan waxa aad ka akhrisan kartaa waxa loo baahan yahay si aad u hesho ogolaanshiyaha joogitaanka dheeradka ah iyo sida loo codsado.
Halkan ka akhriso wararkii ugu dambeeyay ee Iswiidhan.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa waxa dagaal yahay iyo sida aad u heli karto taageero iyo caawimaad.