Distoorka Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Si ee bulshad demoqraaddiyeed uu shaqeeyso waxeey loo baahan yahay xeerar iyo nidaamyo. Xeerarka ka tirsan distoorka waa kuwo ugu muhiimsan Iswiidhan. Xeerarkaasi waxeey asaas uu yihiin sharciyada kale. Waxeeyna muujinayaan habka Iswiidhan loo maamulaayo. Waxeey difaacayaan demoqraaddiyada, waxeeyna ka sareeyaan sharciyada kale. Waxaa taasi laga wada in sharciyada kale ee dalka ee san khilaafki karin waxa ku qoran distoorka.